webmaster@laasqoray.net

List/Grid

Monthly Archives: February 2012

Sanaag:- Odayaal Iska Fogeeyay Kooxda GalGala Waraysi DHEGAYSO

Sanaag:- Odayaal Iska Fogeeyay Kooxda GalGala Waraysi DHEGAYSO

Laasqoray Online:- Maxamuud Qaalib Siciid oo ka mid ah Qurba Joogta Maakhir ee Norway ayaa  in ay aad uga xun Yihiin warkii ka soo Yeedhay Kooxda GalGala ee ahaa inay… Read more »

WARBIXIN ISKUULKA HADAAFTIMO

WARBIXIN ISKUULKA HADAAFTIMO

Magaalada Hadaaftimo oo ka tirsan Gobolka Sanaag isla markaana ka mid ah magaalooyinka ugu faca weyn ee gobolka ayaa waxaa ka socda horumar wax ku ool ah oo ay ugu… Read more »

Qeybta Caruurta ee cisbitaalka Badhan oo ay ururka Sahal Community Organisation iyo Alnasar ay dhiseen

Qeybta Caruurta ee cisbitaalka Badhan oo ay ururka Sahal Community Organisation iyo Alnasar ay dhiseen

Ururka Sahal ayaa Mashruuc ka Fuliyay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag iyagoo kaashanaya ururka Haweenka Maakhir ee Alnasar iyadoo uu mashruucani noqdey kii ugu horeeyey ee ay fuliso ama ay… Read more »

Warsaxaafadeed: Shirkii Garowe2 oo caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyo madaxda Soomaalida oo wada saxiixay heshiis (Sawiro)

Warsaxaafadeed: Shirkii Garowe2 oo caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyo madaxda Soomaalida oo wada saxiixay heshiis (Sawiro)

Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo… Read more »

Second Somali National Consultative Constitutional Confrence(communique)

Second Somali National Consultative Constitutional Confrence(communique)

Warshada Ilotaango oo Soo Kordhisay Warshada Shaanbooga Samaysay +Sawiro

Warshada Ilotaango oo Soo Kordhisay Warshada Shaanbooga Samaysay +Sawiro

Warshada ugu Wax soo saarka Badan Somaliya ee Ilotaango taasi oo Sharaab Noocya badan soo saartay ayaa Magaalada Bosaaso ka Furtay Warshada kale oo Soo Saarta Shaanbooga Halkan Sawirada ka… Read more »

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Eng Axmed Guure oo xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho (Inaa lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun)

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Eng Axmed Guure oo xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho (Inaa lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun)

Kadib dhaawac culus oo kasoo gaarey qaraxii Hotel Muna ayaa waxaa maanta Allaha u naxariistee ku geeriyoodey magaalada Muqdisho Eng. Axmed Guure oo ahaa siyaasi caan ah oo kasoo jeeda… Read more »

Isimo Beeniyay Baaq Sanaag Laga Soo Saaray Dhegayso

Isimo Beeniyay Baaq Sanaag Laga Soo Saaray Dhegayso

Waraysi ay GalGalanews la Yeelatay Aqoonyahan Daahir Yuusuf Cali Ciid ayuu iskaga Fogeeyay inaanu waxba kala socon Baaqii dhawaan beelwaynta Reer Saalax oo ka mid ah  Beesha Warsangali, Masuulkaasi ayaa… Read more »

Waraysi Isin Warsangali oo ka hadlay Arrimaha Deegaanka DHEGAYSO

Waraysi Isin Warsangali oo ka hadlay Arrimaha Deegaanka DHEGAYSO

Mareegta GalGalanews ayaa Waraysatay Garaad ka mid ah kuwa Deegaanka Hayland,Sanaag iyo Gobolka Bari waxana uu ka hadlay ugu Horayn inay taageerayaan Shirwaynihii lagu qabtay Dalka kenya Sidoo kale waxa… Read more »

Isimadii Warsangali Maxay Uga Gows Gaabsadeen inay ka Jawaabaan Baaqii loo Jeediyay

Isimadii Warsangali Maxay Uga Gows Gaabsadeen inay ka Jawaabaan Baaqii loo Jeediyay

Shirkii Reer Maakhir State ee Dalka Kenya Lagu qabtay wuxuu dhaliyay Xasaasiyad dhanka Siyaasiyiinta Beesha ah ee Maamulada Hareeraha Qoobka kula Jiray iyo Jaaliyadaha Dibada sidoo kale Bulshada  Gudaha ayaa… Read more »