Loading...
You are here:  Home  >  2012  >  August  >  01
Latest

Somali leaders back new constitution

By   /  August 1, 2012  /  HEADLINES  /  Comments Off

A gathering of Somali leaders has overwhelmingly backed a new constitution, paving the way for a new government to be elected this month. The vote came shortly after two bombers blew themselves up outside the meeting venue in the capital, Mogadishu. Under a UN-backed plan, a new parliament will choose the next Somali leader on [...]

Read More →
Latest

Video-Said Salah Ahmed

By   /  August 1, 2012  /  HEADLINES  /  Comments Off

Educator, poet, playwright and filmmaker Said Salah Ahmed fled Somalia during the Civil War and immigrated to the Twin Cities in the early 1990s. Since then he wrote “The Lion’s Share” a children’s book that later became the inspiration of a play he produced for Steppingstone Theater based on Somalian folklore Watch the video here

Read More →
Latest

Puntland waa 14jir maanta iyo xuska oo socda

By   /  August 1, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

1

Waxaa magaalooyinka waaweyn e maamulka Puntland ka socda xuska 14aad ee kasoo wareegey tan iyo markii la aas aasey maamul goboleedka Puntland oo ka bahoobeen qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya iyadoo xuska dabaal degan uu kusoo beegmey maalinta la ansixiyay Dastuurka Soomaaliya oo ay Puntland door weyn ka cayaartey. Magaalooyinka Bosaaso iyo Garoowe ayaa [...]

Read More →
Latest

Soomaaliya oo Dastuur cusub yeelatey

By   /  August 1, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

a

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo geba gebeeyey shirkii ansaxinta Dastuurka Soomaaliya iyadoo ergada Soomaaliyeed ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixisay Dastuurka waddanka si KMG ah, kaddib markii cod loo qaaday. Wasiirka Dastuurka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa shirka uga dhawaaqay in 96% (sagaashan iyo lix boqolkiiba) ay u codeeyeen dastuurka. halka ay diideen 2%(laba boqolkiiba), [...]

Read More →
Latest

Abwaan Saciid Saalax oo Hadaaftimo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey

By   /  August 1, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

abwaan

Abwaanka Soomaaliyeed ee caanka ah isla markaana ah Aaabah luuqada Soomaaliyeed, Macalinka Afkeena hooyo, Al Ustaad Saciid Saalax Axmed ayaa si diiran oo la yaableh loogu soo dhoweeyey Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag kadib markii uu Booqasho ku yimi Dalka Soomaaliya. Ustaad Saciid Saalax Axmed oo ah bare wax ka bara Jaamacad Mareekanka ku taala [...]

Read More →