Loading...
You are here:  Home  >  2012  >  December  >  04
Latest

Daawo: Xafladii lagu taageeray Maamulka Jubbaland ee ka dhacday Dalka Canada magaalada Toronto.

By   /  December 4, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Alfannaan; Kooshin iyo Nakruuma

Halkan ka daawo xaflad si fiican loo soo agaasimay ayaa ka dhacday  Dalka  Canada, magaalada Toronto, oo ay ka soo qayb galeen, xaflada ayaa lagaga hadlay Dawlada Jubbaland oo laga hir gelinayo Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo la mid ah maamulada dalka ka jira sida Maamulada Puntland , Somaliland ,  Khaatumo State,  Galmudug , Ximan [...]

Read More →
Latest

Cusbitaal Casri Ah Oo Magaalada Qardho Laga Furay (Sawiro)

By   /  December 4, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!, COMMUNITY  /  Comments Off

SONY DSC

Waxaa maanta magaalada Qardho laga furay Dhismo weyn oo isugu jira Isbitaal,Supermarket,Caffeteria Casri ah iyo Hoteel,waxaana maanta xariga laga Jaray Isbitaalka oo dhismahaan qeyb ka ah,waxaana xafladii xariga looga jaray Balsam Hospital ka soo qeybgalay Maamulka Degmada,Saraakiil ka socotay wasaradda caafimaadka Dowladda Puntland, Nabadoono, ganacsato, Haweenka iyo marti sharafkale oo aad ufarabadan. Ugu Horeyntii waxaa [...]

Read More →