Loading...
You are here:  Home  >  2012  >  December  >  09
Latest

Ciidamada dawlada iyo kuwa Aminsom oo Jawhar qabsaday.

By   /  December 9, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Magalada Jawhar ee Gobolka Shabeela dhexe

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ay magaaladaasi qabsadeen ciidmaada dowladda oo ay wehliyaan kuwa midowga Africa ee AMISOM. Ciidamadda Dawlada iyo kuwa midowga Afrika ee AMINSOM oo ay wakhti badan ku qaadatay in ay magaladaasi qabsadaan ayaa Dagaal la’aan kula wareegay Magalaada Jawhar iyadoo ay halkaasi iskaga [...]

Read More →
Latest

Dar dar gelinta Maamulka Gobolka Sanaag oo si xawli ah u socda

By   /  December 9, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudan Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa ka waramey xaaladaha uu marayo Gobolka Sanaag isla markaana sheegey in sida ugu dhaqsaha badan la dar dar gelinayo howlaha Maamulka Gobolka Sanaag oo ay ugu horeyso sugida Amniga Gobolka Sanaag guud ahaanba. Gudoomiye Maxamuud Ciyoon ayaa soo bandhigey Himilada Maamulka Cusub ee Gobolka Sanaag PLĀ isla markaana [...]

Read More →
Latest

Xarunta Shabeelaha Dhexe ee Jowhar oo Dowladu gacanta ku dhigtey

By   /  December 9, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

jowhar_iyo_amisom2

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISON ee nabad ilaalinta ayaa maanta si wada jir ah ula wareegey Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe iyadoo ay ciidamadan huwanta si nabad ah kula wareegeen magaalada kadib markey ka baxeen ciidamada Alshabaab oo in mudo ahba ka talinayey Jowhar. La wareegida Jowhar ayaa waxay leedahay Ahmiyad gaar [...]

Read More →
Latest

Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).

By   /  December 9, 2012  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Gen-Cabdullaahi-Siciid-Samatar

Gudiga amniga gobolka Bari ayaa maanta qoraal ay ku saxiixan yihiin u gudbiyey musharax Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar oo maalmahan Bosaaso ku sugnaa. Gudiga oo uu gudoomiye u yahay C/samad Galan oo ah barasaabka gobolka Bari, ayaa qoraalkooda ku sheegay in Gen. Samatar uusan wax tikniko ama baabuurta qoryaha saaran yihiin aanu is istcimaali karin, [...]

Read More →