Loading...
You are here:  Home  >  2013  >  February  >  09
Latest

Saamaynta Shidaalkii laga keeni jiray Wadanka Yemen ee ay Puntland joojisay (Warbixin).

By   /  February 9, 2013  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Badeecado kala duwan oo laga rarayo Dekeda Dubai.

24 Jan, 2013 Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland sumadeeduna ahayd MW/DPL/BOS/49/2013 laguna socodsiiyey Wasaaraddaha Maaliyada, Dekedaha & Amniga ayaa lagu mamnuucay Shidaalkii Puntland uga iman jiray Dalka Yaman. 29 Jan, 2013 waxaa lagu dhaqan geliyey wareegtada Madaxweynaha qoraal ay si wada jir ah u soo saareen Wasiiradda Maaliyadda & Dekedaha kuwaas oo ku [...]

Read More →
Latest

Isbaarada dhanka Bari ee Ceerigaabo oo cabasho lagu muujiyey.

By   /  February 9, 2013  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

7740

Magaalada  Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag  ayaa  Ganacsatada iyo Shacabka reer Maakhir Cabasho ka muujieen isbaaro  taalla  dhanka bari ee Magaalada laga soo galo. Magaalada  Ceerigaabo ayaa ah Magaalo ku xidhan Boosaaso oo ay ganacsatada Magaaladaasi wax kala soo degaan laakiin nasiib darro dadkaasi waxaa laga qaada  lacago Malaayiin kor u dhaafaya  sannadkii, sidoo kale [...]

Read More →
Latest

Britain oo ciidamo u direysa Soomaaliya.

By   /  February 9, 2013  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Ciidamada Birtain

Dowlada Britain ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamo aan tiro badneyn u direyso dalka Soomaaliya iyadoo bilow u ah xiriir dhinaca milatariga ah oo ay la yeelanayso Soomaaliya.  Sida la sheegey ciidamadan ayaa tababaro iyo talooyin xaga amaanka ah siin doona ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee Soomaaliya jooga. Madaxweyne Xasan Sheikh [...]

Read More →