HEADLINES-SOMALI View All →

Jaaliyada Maakhir ee UK oo ku talo bixisey in Ergooyin laga siiyo Maakhir wada hadalada DFS iyo maamulka Somaliland

JaaliyadaMaakhir_UK

By   17 days ago

Baaq soo saartey gudida Jaaliyada Maakhir ee dalka UK oo soo baxay bishii May 29dii oo noqulkiisu nasoo gaarey ayaa waxay jaaliyada Maakhir talooyin kasoo jeedisey xaalada uu dalku marayo iyadoo jaaliyadu ka hadashey dhowr arimood oo ay igu horeyso Dastuurka iyo wax ka bedelidiisa iyadoo aan lagala tashan shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale Baaqa Jaaliyada [...]

Read More →

Axmed Tigana waa Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha Puntland

Tigana

By   20 days ago

Wareegto kasoo baxdey Madaxtooyada Puntland oo uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa lagu magacaabey Agaasimaha Guud ee Wasaarada shaqada, Ciyaaraha iyo dhalinyarada ee Puntland, waxaana loo magacaabay Axmed Cabdalla Tigaana oo ka mid ahaa Qurba joogta Puntland ee UK. Tigaana wuxuu khibrad dheer u leeyahay Ciyaaraha iyo dhalinyarada oo uu in [...]

Read More →

Xuska Dib usoo nooleynta Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee USP oo ka dhacdey Emaaraadka

USP-Somali

By   22 days ago

Waxaa dalka Emaaraadka ka dhacdey xaflad balaaran oo aykasoo qeyb galeen jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Emaaraadka iyo aqoon yahanadooda isla markaana looga danlahaa xuska dibu usoo nooleynta Bahweynta Midnimada Soomaaliyaa iyo xusida xisbigii USP ee berisamaadkii hore la aas aasey. Hoos ka daawo Xafladii

Read More →

Dowlada Puntlad oo ka hadashey Mawqifkeeda Jubaland iyo Dastuurka la bedeley

CoatsOFarms-Puntland

By   22 days ago

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ee Somalia Mudane Cabduraxman Faroole ayaa ka hadley dhowr arimood oo ay ugu horreyso taageerida Dowlada Goboleedka cusub ee Jubaland ee uu hogaanka u hayo Madaxweyne Axmed Madoobe. Madaxweyne Faroole ayaa sidoo kale ku dheeraadey oo ka hadley bedilida Dastuurka Federaalka ah ee Soomaaliya iyadoo uu sheegey in arintaasi tahay khiyaamo [...]

Read More →

Xaflad Balaaran oo lagu taageerayo Jubaland iyo Madaxweyne Madobe oo ka dhacdey London

Xafladii Taageerida Jubaland ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK

By   25 days ago

Waxaa magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ka dhacdey xaflad aad u balaaran oo aan mid la mid ahi la arag iyadoo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada London iyo gobolada kaleba oo lagu taageerayey Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Jubaland iyo magcaabista ku xigeenkiisa iyadoo dadkii goobta isugu yimi ay si [...]

Read More →

General Fartaag: Xasanow Xamar hagaaji Kismaayo dadkeedii baa hagaajistey e

Jubaland-Flag1

By   26 days ago

Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ay Tilaabo Sharci ah ka Qaadi doonaan Dad ay sheegeen Dowladu In ay usoo Adeeg sanayso Burburinta Maamulka Jubaland state Madaxweyne Kuxigeenka  Jubaland Gen Cabdilaahi Sheikh Ismacil fartaag oo warbaahinta Uwaramay ayaa si kulul Uga Jawaabay Qodobadii Dowladu ay shaacisay ee [...]

Read More →

Wasiirada Arimaha Dibada IGAD oo shiraya

IGAD

By   27 days ago

Magaalada Adis Ababa ee xarunta Ethiopia waxaa lagu wadaa inuu ku qabsoomo kulan horudhac u ah madaxda Dowlada IGAD iyadoo wasiirada Dowladahaasi ay kasii hadli doonaan arimaha ama ajendayaasha shirka madaxweynayaasha IGAD. Sida uu sheegey afhayeenka Madaxweynaha Somalia Enj. Yariisow ayaa waxyaabaha ugu horeeya ee lagu falan qayn doono shirka wasiiradda arimaha dibada dalka IGAD [...]

Read More →

Culumo Dooxatadii oo Dil lagu xukumey

CoatsOFarms-Puntland

By   28 days ago

Culumo dooxatadii daadisey dhiiga Marxuum SheekhCabdiqaadir Nuur Faarax ayaa maanta waxaa maxkada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal, Mudug , Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro oo lagu cadeeyey iney ka danbeeyeen daadista dhiiga marxuumka. Dilka Sheekha lagula kacay ayaa ka dhacay  Masjidka Al-Badr ee bartmaha magaalada [...]

Read More →

ENGLISH View All →

Memorandum on Major Issues That Threaten Political Stability in Somalia- Somali Elders in Canada.

Statement-logo

By   16 days ago

We, elders of Maakhir, Puntland, Khatumo and Jubaland state communities in Canada are of the view that the major contentious issues that threaten the fragile stability of the Federal Government of Somalia are, briefly, as follows: There is no doubt that the small section of South-Central clans is adamantly opposed to the federal system, which [...]

Read More →

Memorandum on the Key Issues that Threaten Political Stability in Somalia-Maakhir Community in UK

JaaliyadaMaakhir_UK

By   17 days ago

We, Maakhir community in UK, would like to point out the major issues that threaten the stability of Somalia and that may ignite a renewed civil war. These are: Autonomous region of Jubaland State The new policy of the Federal Government to abort the federal system that brought it to power and replace it with [...]

Read More →

Archives:-USP and the means of its political weight–Historical Understanding

USP-Somali

By   20 days ago

The United Somali Party (USP) Edited by Ahmed Hersi The USP is not a fighting front but a political party of very old standing. The USP was created in the late 1950s in British Somaliland by the northern populations belonging to the Darod clan family (Dolbahante and Warsangeli), who realised that they were likely to be [...]

Read More →

PRESS RELEASE- Jubaland State of Somalia on Mogadishu’s hostility

JubalandCoatsofArms

By   26 days ago

Despite the IGAD Summit communique of the 22nd Extra-ordinary session on the situation in Somalia, Mogadishu is still provoking the Jubaland Administration to catalyze insecurity, hostility and animosity among the clans, which will eventually result in the Jubaland community give up in shielding Al-Shabaab from Jubaland regions. This gives the impression that Mogadishu is willingly [...]

Read More →

Violence in Somalia [Mogadishu] scares investors, aid workers

People walk outside Somalia’s central Bank in Hamarwayne district, south of capital Mogadishu. Attacks by Islamist insurgents are forcing investors, businessmen and aid workers to have second thoughts about expanding in the Somali capital. (File photo: Reuters)

By   27 days ago

A spate of attacks by Islamic insurgents in Somalia’s capital is forcing investors, businessmen and aid workers to have second thoughts about expanding operations in Mogadishu. African Union and Somali troops pushed al-Shabab insurgents out of the capital in August 2011, fostering a relatively secure peace that Mogadishu hasn’t seen in years. Somalis living overseas [...]

Read More →

Somalia’s Jubaland

JubalandCoatsofArms

By   27 days ago

Following a quarter-century of civil wars and absentee governance, Jan. 17 of this year saw the United States recognize the modern state of the Federal Republic of Somalia after President Hassan Sheik Mohamud traveled to Washington to meet with U.S. President Barack Obama and U.S. Secretary of StateHillary Clinton. Much ado was made about the recognition of [...]

Read More →

Puntland Congratulates Jubaland People and the New President-elect

CoatsOFarms-Puntland

By   30 days ago

PRESS RELEASE The people and Government of Puntland State of Somalia warmly welcome the election of the new President of Jubaland State of Somalia, His Excellency Ahmed Mohamed Islam, who was elected by a majority of community delegates at the Jubaland Constitutional Conference in Kismayo. Puntland congratulates the people of Jubaland State and the new [...]

Read More →

Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia

somalia

By   44 days ago

We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish the May Conference on Somalia and G8 meetings of April and June 2013 to give serious consideration to these concerns. We welcome the recognition of [...]

Read More →

ARTICLES/OPINIONS View All →

Archives:-USP and the means of its political weight–Historical Understanding

USP-Somali

By   20 days ago

The United Somali Party (USP) Edited by Ahmed Hersi The USP is not a fighting front but a political party of very old standing. The USP was created in the late 1950s in British Somaliland by the northern populations belonging to the Darod clan family (Dolbahante and Warsangeli), who realised that they were likely to be [...]

Read More →

Masuuliyiinta Puntland waxa ay soo kordhiyeen horumar muuqda. W/Q Mohamed Yasin Isak

6(3)

By   70 days ago

Masuuliyiinta Puntland waxa ay soo kordhiyeen horumar muuqda Mohamed Yasin Isak Senior journalist kajooje@gmail.com APriil 11 2013 Mihiimada iyo faa’iidooyinka ay warbaahintu u leedahay bulshooyinka aduunka ma aha mid lagu soo koobi karo qormo iyo labotoona, laakiin waxaan jeclahay in aanu is xasuusino wax un ka mida. Qalabka warbaahinta waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay [...]

Read More →

Xasan Shiikh, Saacid iyo Jawaari soo Fiiriya Xabsiga Dhexe.

Amiin Qasaaro 29.05.2012

By   103 days ago

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk “Ma Ogidiin Miyaa in Shiikh Shariif laga adkaadey” ( Ha la yaabin waa Xaaladaha ka jira Xabsiyada ) Koox Wariyayaal ah oo Dhawaan Booqatey Xabsiga Dhex si ay u soo ogaadaan Nolosha Maxaabista halkaa ku jirta waxayna si gaar ah u Daneynayeen Xaalada Wariye Cabdicasiis Koronto oo [...]

Read More →

XORNIMADA IYO GUNIMADA (qaybtii 2aad)WQ: Omer Suleiman Ali

Omer-Suleima-Ali-250x194

By   139 days ago

XORNIMADA IYO GUNIMADA waxa uu ka kooban yahay Page 1, 2 ama View All.

Read More →

AF DALKIISII KU DAYACAN! WQ: Maxamed Xaaji Xuseen.

maxamed

By   144 days ago

AF DALKIISII KU DAYACAN! DAWLADA SOOMAALIYA MA IN AY DARYEESHAA MISE WAA INAY DAGAAL BAHDIL AH KU QAADO AF-SOOMAALIGA WQ: Maxamed Xaaji Xuseen.  E-mail: maxaaji@hotmail.com Tifaftiraha; Gool FM.net Maqaalkan waxaan jeclaan lahaa inaan ku iftiimiyo waxyaabo loo laalaabtay oo aniga iyo intii ila mid ihi ay u arkaan talo xumo meel kaga dhacaysa AFKA HOOYO [...]

Read More →

XORNIMADA IYO GUNIMADA – WQ: Omer Suleiman Ali

Omer-Suleima-Ali-250x194

By   144 days ago

  XORNIMADA IYO GUNIMADA WQ: Omer Suleiman Ali Email:omersul04@gmail.com 26/01/2013 GUMAYSI Gumaysigu waa qof ama ummad xoog lagu qabsado oo markaas dhulkoodii laga qaado wixii ay hanti lahaayeenna laga dhaco, diintooda laga beddelo lana dhaqan rogo si alla sidii la doonana laga yeelo sannado badanna lagu amar ku taagleeyo. Dadka gumaysanaya ma kala laha haddii ay yihiin shisheeye iyo [...]

Read More →

Khayrka Alle U Doonta Sharkana Isaga Taga ka Magan gala Dadna ha ku Lug Go’ina.

Omer Suleima Ali

By   177 days ago

Akhriste waxa uu ka kooban yahay qoraalkani Page 1, 2, 3 ama Guji View All.

Read More →

Puntland ma Badbaaday Rabtaa, Mise Baxnaano?

Faroole

By   179 days ago

Puntland ma Badbaaday Rabtaa, Mise Baxnaano? Wq. Faarax Aw Cusmaan  Diis. 20, 2012 Waxaan maqli jiray maahmaah Soomaliyeed oo tiraahda: “Labaatan jir Mudug jooga Alle uma xil qarin”  Taas waxaa la mid ah cidii maanta Soomali hogaan u qabata.  Maxaa yeelay dadka Soomaaliyeed waa dad meheraddoodii ka dhigtay siyaasad, dad habeen iyo dharaar wakhti ku dhumiya maxaa la yiri [...]

Read More →

COMMUNITY View All →

Memorandum on the Key Issues that Threaten Political Stability in Somalia-Maakhir Community in UK

JaaliyadaMaakhir_UK

By   17 days ago

We, Maakhir community in UK, would like to point out the major issues that threaten the stability of Somalia and that may ignite a renewed civil war. These are: Autonomous region of Jubaland State The new policy of the Federal Government to abort the federal system that brought it to power and replace it with [...]

Read More →

Xuska Dib usoo nooleynta Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee USP oo ka dhacdey Emaaraadka

USP-Somali

By   22 days ago

Waxaa dalka Emaaraadka ka dhacdey xaflad balaaran oo aykasoo qeyb galeen jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Emaaraadka iyo aqoon yahanadooda isla markaana looga danlahaa xuska dibu usoo nooleynta Bahweynta Midnimada Soomaaliyaa iyo xusida xisbigii USP ee berisamaadkii hore la aas aasey. Hoos ka daawo Xafladii

Read More →

Press Release:-On the Formation of Jubaland State of Somalia By Maakhir Community in UK

Jubaland-Flag1

By   31 days ago

We Maakhir community in the United Kingdom wish to congratulate the president of the autonomous region of Jubaland State of Somalia  Sheikh Ahmed Mohamed Islan and vice-president Gen. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag. We wish also to commend the people of JubalandState for conducting their affair in an inclusive, democratic and transparent manner and in accordance [...]

Read More →

Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia

somalia

By   44 days ago

We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish the May Conference on Somalia and G8 meetings of April and June 2013 to give serious consideration to these concerns. We welcome the recognition of [...]

Read More →

Golaha Deegaanka Badhan oo kalfadhigooda yeeshay

Golaha Deeegaanka Badhan

By   143 days ago

Golaha deegaanka ee magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ayaa yeeshay kalfadhigooda, xili la sheegay in magaaladaasi laga fulin doono mashaariic horumarineed. Magaalada Badhan oo ka kooban 5 xaafadood ayaa la sheegay in dhawaan laga fulin doono mashaariic horumarineed oo ay deeqdeeda bixiyeen beesha Caalamka. Lix magaalo oo kamid ah deegaanada Puntland ayaa horey loo sheegay [...]

Read More →

Badhan: Xisbiyada Siyaasada Puntland HOR-CAD vs HORSEED.

Horcad iyo horseed laasqoraynet

By   144 days ago

Tan iyo sannadkii hore 2012 dii dabayaqaadiisii Puntland waxaa laga furay xisbiyo siyaasadeed waxaa Puntland looga dhawaaqay 8 xisbi. Horseed(xisbul xaakimka), Hor-cad (horumar iyo cadaalad) , Midnimo, EDP(ururka dimuqraadiyadda Puntland), Wadajir iyo UDAD(ururka dadka Puntland”. Magalaada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa soo gaaray Wafti ballaadhan oo ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland oo ka soo [...]

Read More →

Tacsi-Innalilaahi Wa Innaa illayhi Rajucuun-Dr Cusmaan naalaye (Gardafiil)

Inna-Lillahi-wa-inna-ilaihi-rajiun

By   158 days ago

Innalilaahi Wa Innaa illayhi Rajucuun:           Waxa Dhamaan Jaaliyada reer Maakhir ee Australia iyo New Zealand tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii marxuum Dr: Cusmaan Naalaye (Gardafiil) oo ku geeriyooday magaalada Adelaide ee dalka Australia xalay oo taariikhdu ahayd 12/01/2013. Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana [...]

Read More →

Wiil 14 jir ah oo Miino kula qaraxday deegaanka Gacan ee degmada Laasqoray

deeganka gacan

By   160 days ago

Laasqoray, Jan 10 -Degaanka Gacan oo hoos taga degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in qarax Miino kula kacday Wiil da’diisa 14 jir tahay oo halkaasi xoolo la jooogay, ka dib markii uu halkaasi ka helay Bam-gacmeed ama isagoo soconaya ay la kacday Miino halkaasi lagu aasay waqtiyadii sagaashamaadkii oo dagaaladii u dhaxeeyey SSDF [...]

Read More →

SUUGAAN View All →

Af-Soomaaliga: “Dhegoolow kuu yeedhay ee waad i maqli weydey”.

Maxamuud Carre

By   176 days ago

Af-Soomaaliga: “Dhegoolow kuu yeedhay ee waad i maqli weydey”. W/Q . Maxamuud Carre Email: mmcarre50@hotmail.com Teer iyo maalintii Jabbuuti ku yeedhtay kulankii ay ku samisay xusidda 40-guurada qoridda Af-Soomaaliga; waxa an arkayney oo maqlaynay hadal-hayno badan oo ku saabsan sheeg-sheegidda xaalado qallafsan iyo tabaalooyin ba’an oo muddo-wakhtiyeedkan casri ku meegaarmay Af-Soomaaliga… xagga werinineed, qaar ayaa gaadhsan [...]

Read More →

Af-Soomaaliyahow! -W/T.Maxamuud Carre

Maxamuud Carre

By   176 days ago

Akhriste qoraal kan waxa uu ka kooban yahay Page 1, 2, 3 ama Guji View All.

Read More →

GABEY GOGOLDHIG-Maxamuud Muuse Cali Caarre.

Maxamuud Carre

By   191 days ago

Gabaygan wuxu ka mid noqonayaa maansada Sallaamaley, oo ah gabayo Siinka uun lagu curiyo oo haddaba socda kuna saabsan turxaan bixinta iyo caddaalad ku soo dabbaalidda mujtamaca Soomaaliyeed. Tixdani waa taydii 3aad ee Silsiladda gasha; hore waxan u tiriyey (Isa-Sudhan iyo Sixir-fur) oo aan kaga hadlay hannaan caddaaladeedka garsoor iyo garwaaqsi ee marxaladdan loo baahan [...]

Read More →

Gabaygii 1aad ee Sil-siladda ee Sallaamaley.

images25 (1)

By   216 days ago

Silsiladdan Sallaamaley waa silsilad kulminaysa Hal-abuurka soomaaliyeed oo bilaabantay sanadkan 2012 iyada oo la gaadhay waqtigii lagu turxaan-bixin lahaa dhacdooyinkii hore uga dhacay dalka iyo ismaandhaafka labada Gobol ee Somalia iyo Somaliland. Silsiladan waa ka reeban tahay Beel magaceeda, waxaa ka reeban Aflagaado qaawan, waxaa ka reeban wax abuuri kara colaad iyo nacayb hor leh. [...]

Read More →

GARKA WADNE: Gabey ku saabsan horumarinta Maakhir

Maxamuud Carre

By   283 days ago

(Xiniinyo dherer ma doonaan-e)…. Aynu dhaladto ahaan meel aynu joognoba wacad ku galno faddilidda “Horumarinta Gobollada Maakhir ee Eebbe nagu xuddumiyey”, si aynu dammaanad-qaad ugu yeelno “aayo-masiireedkeenna Mustaqbal”!!…   Gobollada arliga Maakhir waa gaar an leennahay –e Gamaaddii abnaqa weeye iyo oollintii guro –e Waa gurisankii johorka iyo galax barwaaqii –e   Sidii Guulle jeer [...]

Read More →

Gabey cusub oo lagu magcaabo GALGALA

cumar mxamud gurey

By   763 days ago

Cumar Sanaag oo hore gabayo badan sii daayey ayaa waxa uu yiri ”Gabaygan inaan curiyo waxaa igu kalifey dhibaatada ka taagan Gobolada Puntland gaar ahaan Galgala iyo Gaalkacayo. Gabaygan oo tilmaamaya cududaada oo wiiqmata in cadawgu ka faa’iideysanayo Sidoo kale wuxuu tilmaamayaa madax dhaqameedkii iyo odayaashii waxgaradkii oo aan ka muuqan meesha Harti waxaa lagu yaqaaney [...]

Read More →

Gabey:-Dib inaan u gado doonidii- Cumar Maxamuud Gurey

cumar mxamud gurey

By   784 days ago

Gabeygan qiimaha badan ee Dib inaan u gado Doonidii oo uu tiriyey abwaanka sanadka Cumar Maxamuud Gurey Dirir, Cumar Sanaag isla markaana gabayo badan u tiriyey kana hadla had iyo jeer arimaha Sanaag iyo xaaladaheeda. Gabeygii hoos ka dhegeyso Dib-inaan-u -gado-doonidii

Read More →

‘Guul Maakhir’ waa Gabay uu tiriyey Mr Shiine

maxamuud shiine

By   815 days ago

Gabaygan la magac baxay ‘Guul Maakhir’ waxa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine). Wuxu ku hal qabsanayaa Saalax Yuusuf Dabaraan. Gabaygu wuxu soo if baxay ka dib markii dhowaan laga aasaasay Maammul Dawladeed Gobollada Maakhir ee Puntland, Soomaaliya. Maammulkaas oo ka hirgalay Gobolka Sanaag, laakiinweli dhismihiisii aanu dhammaan dhanka Gobolka Haylaan. Gabaygu waa ‘Guul’ ka hadal iyo [...]

Read More →

SPORTS View All →

Axmed Tigana waa Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha Puntland

Tigana

By   20 days ago

Wareegto kasoo baxdey Madaxtooyada Puntland oo uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa lagu magacaabey Agaasimaha Guud ee Wasaarada shaqada, Ciyaaraha iyo dhalinyarada ee Puntland, waxaana loo magacaabay Axmed Cabdalla Tigaana oo ka mid ahaa Qurba joogta Puntland ee UK. Tigaana wuxuu khibrad dheer u leeyahay Ciyaaraha iyo dhalinyarada oo uu in [...]

Read More →

Nigeria oo qaaday koobka Qaramada Afrika.

soyth afrika

By   129 days ago

Kooxda dalka Nigeria ayaa ku guulaysatay koobka Qaramada Qaaradda Africa kadib markii ay gool iyo waxba kaga badisay kooxda dalka Burkina Faso. Goolka kaliya ee cayaartan ka dhashay, waxaa dhaliyay cayaaryahanka Mba Sunday cayaarta oo maraysa sodon iyo sagaal daqiiqo. Waxay ahayd cayaar deganaan ku bilaabatay, oo labada kooxba ay Daqiiqadii ugu horaysyba Nigeria oo [...]

Read More →

Lionel Messi Oo Markii 4aad Oo Isku Xigta Ku Guuleystay Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or, Waana Rikoor Cusub.

messi

By   163 days ago

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii afaraad oo isku xigta xiddiga ugu fiican sannadka kubada cagta adduunka ee abaalmarinta FIFA Ballon d’Or ka dib xaflad caawa ka dhacday Zurich. Messi ayaa abaalmarintan ka qaaday xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo saaxiibkiisa kooxda Barcelona Andres Iniesta. Lionel Messi ayaa helay codadka ugu badan ee [...]

Read More →

Garoonka Kubadda Cagta Lamagalaay Ee Beledweyn Oo Xarigga Laga Jaray

Furitaanka-Garoonka-Lamagalaay-Beledweyn-7

By   165 days ago

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay garoonka kubadda cagta lamagalaay ee magaalada Beledweyne kaasoo ay dayactir ku sameeyeen ciidamada aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Garoonka xaflada lagu furayay oo ay kaqeybgaleen saraakiisha ciidamada Jabuuti ee kusugan Beledweyne iyo mas,uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan ayaa wxaaa ugu horeyn daaha looga rogay Furitaanka garoonka cayaar dhexmartay 2 kooxood [...]

Read More →

Nyon, Switzerland: Kooxo culus oo isku aadey wareega 16 ee Champions Leagues

CL-1000-640x403

By   181 days ago

Waxaa maanta la soo saarey isku aadka wareega 16 ee kooxaha Yurub ka dhisan ee ku tartamaya horyaalka Champions League, isku aadka oo u dhacay si bakhtiyaanasiib ah ayaa waxaa isku aadey kooxihii ugu cuslaa 16 kooxood kuwaas oo qaarkood ay khasab tahay in ay ku haraan wareegaas. Ac Milan vs Barcelona Real Madrid vs [...]

Read More →

Ciyaaryahan Soomaali Ah Oo Lagu Daray Ciyaartoyda Xulka Qaranka Wadanka England

Mukhtaar Cali Afgooye

By   215 days ago

Muqdisho (LaasqorayNET) Ciyaaryahan da’diisu ay yartay oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu daray xulka qaranka wadanka England ee da’doodu ay ka yartay 20-sano jirada. Ciyaaryahankaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Muqtaar Cali Afgooye wuxuunka ka tirsanyahay kooxda Chelsea eek a dhisan wadanka Ingiriiska. Wiilkaani oo dadiisu tahay 16-sano jir ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka soo [...]

Read More →

Cayaarihii ka socdey Haylaan oo soo gabagaboobey iyo xaflad heersare ah oo loo qabtey

HeadlineDhahar

By   706 days ago

Dhahar (SPR): Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey koobkii Nabada iyo isdhexgalka Bulshada kaasoo lagu qabtey garoonka ku bada cagta ee magaalada Dhahar. Koobkan ayaa waxaa soo abaabuley isla markaana maalgaliyey idaacada SPR oo ka shaqeysa hormarka bulshada Soomaaliyeed. Koobkan oo loo qabtey 5 kooxood oo ka kooban kooxaha heerka koowaad ee Puntland oo kala ah (Telecom [...]

Read More →

Kooxda Idaacada SPR oo ka qeyb gashey cayaaro ka bilowdey gobolka Bari.

dhahar spr

By   851 days ago

Boosaaso (SPR): Waxaa sanad walba lagu qabtaa gobolka Bari cayaaro loo qabto kooxaha naadiyada heerka koowaad ee Puntland, kuwaasoo ku cayaaro shirkado iyo kuwa si gaar ah loo leeyahay. Waxaa sidoo kale cayaara kooxo matalaaya laamaha dowlada sida dowlada hoose iyo wixii la mid ah. Hadaba Idaacada SPR oo ah idaacad aan sanad jirin ayaa [...]

Read More →