HEADLINES-SOMALI View All →
Wefdi caalami ah oo Jubaland gaartey
Wafdi caalami ah ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose isla markaana ah xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboledka Jubaland oo dhowaan hogaan cusub loogu doortey Sheikh Axmed Islaam. Wafdiga oo isugu jira xubno ka kala socda Midowga Yurub, Mareykanka iyo China ayaa gudaha magaalada kula kulmay madaxweyne ku xigeenka [...]
Read More →Wefdi Australian ah oo soo booqdey Puntland
Waxaa soo booqday magaalada Garowe xarunta dowlada Puntland wefdi heer sare ah oo ka socdey dalka Australia iyagoo booqasho rasmi ah ku yimi Puntland isla markaana kulano kala gedisan la yeeshey Madaxda Dowlada Puntland oo ugu horeyo Madaxweynaha Puntland Dr C/raxman Faroole. Shir saxaafadeed ay wadajir ugu qabteen Garowe maanta 21 May,2013 isaga iyo safiirka [...]
Read More →Press Release:-On the Formation of Jubaland State of Somalia By Maakhir Community in UK
We Maakhir community in the United Kingdom wish to congratulate the president of the autonomous region of Jubaland State of Somalia Sheikh Ahmed Mohamed Islan and vice-president Gen. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag. We wish also to commend the people of JubalandState for conducting their affair in an inclusive, democratic and transparent manner and in accordance [...]
Read More →Madoobe iyo Fartaag oo la taageerey iyo Dowlada FS oo diidey
Waxaa isa soo taraya taageerada loo fidiyey Madaxweyna Cusub ee maamul goboleedka Jubaland iyo ku xigeenkiisa iyadoo jaaliyadaha Jubaland ee daafaha aduunka ay taageereen isla markaana ay Puntland, DDSI iyo madax dhaqmmeedyada beelaha Jubooyinkuna ay wada taageereen. Bisha 15keedii ayaa Mudane Axmed Maxamed Islaam, Sheekh Axmed Madoobe loo doortey inuu noqdo Madaxweynaha Dawlada Jubaland ee [...]
Read More →Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia
We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish the May Conference on Somalia and G8 meetings of April and June 2013 to give serious consideration to these concerns. We welcome the recognition of [...]
Read More →Ingriiska oo furay safaaraddiisii Soomaaliya
Dawladda Ingriiska ayaa maanta si rasmi ah u furtay safaaraddeedii Somalia ee magaalada Muqdisho, ka dib markii xoghayaha arimaha dibada ee UK Willam Hague uu booqasho gaaban ku tegey halkaasi. Waxanu garoonka diyaaradaha kula kulmay madaxweynahe Xassan Sheikh iyo ra’ isulwasaare Cabdi Faarax Saacid. Arrimaha kale ee madaxdaasi ka wada hadashay waxa lagu sheegay inay [...]
Read More →Ciidamada Badda Puntland ee Gobolka Sanaag oo Qabtay Shan Doonyood oo si sharci-daro ah uga Kalluumaysanaay Xeebaha Puntland [SAWIRO]
Ciidamada ilaalada badda Puntland ayaa soo qabtay doonyo ay saaran yihiin dad ajaanib ah oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha Puntland. Doonyahan ayaa lagu soo qabtay hawlgal, kaasi oo ay sameeyeen ciidamada badda waxaana laga soo qabtay degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Howlgalka ayaa yimid kadib markii dadka deegaanka Laasqoray ay ciidamadu ku [...]
Read More →Italy oo ugu deeqay Gawaari Puntland
Dowladda Talyaaniga ayaa Booliska Puntland ugu deeqday 15 gaari oo qayb ka ah taageerada dhinaca amaanka iyo nabadgelyada Puntland. Madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa ka gudoomey maanta 21 April,2013 gaadiidka wakiilka safiirka Somlia u qaabilsan Italy waxana sidoo kale ay fureen xarunta warbaahinta Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,Gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamed [...]
Read More →ENGLISH View All →
Puntland Congratulates Jubaland People and the New President-elect
PRESS RELEASE The people and Government of Puntland State of Somalia warmly welcome the election of the new President of Jubaland State of Somalia, His Excellency Ahmed Mohamed Islam, who was elected by a majority of community delegates at the Jubaland Constitutional Conference in Kismayo. Puntland congratulates the people of Jubaland State and the new [...]
Read More →Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia
We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish the May Conference on Somalia and G8 meetings of April and June 2013 to give serious consideration to these concerns. We welcome the recognition of [...]
Read More →Somalia and UAE governments sign official MOU
Somalia and UAE governments sign official MOU Barkulan Monday, April 01, 2013 The governments of Somalia and the United Arab Emirates have on Sunday signed the first official Memorandum of Understanding between the two governments. The MoU which becomes the first since the collapse of the former Somalia central government paves the way for new [...]
Read More →AU Somali force readies for possible Ethiopia pullout
Thursday, March 21, 2013 African Union forces battling Islamist insurgents in Somalia are preparing troops to take over should Ethiopia withdraw more soldiers from the region, their commander said Thursday. “We have in place contingent measures to ensure that areas in Bay and Bakool…remain stable and secure in the event of further Ethiopian troop withdrawals,” [...]
Read More →ICC oo shaacisay inay sii wadayso Dacwadda loo haysto Uhuru Kenyatta
Maxkamadda dambiyada caalamka (ICC) ayaa sheegtay inay sii wadayso dacwadda loo haysto madaxweyaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo ku eedeysan inuu ku lug lahaa rabshado 2007-dii ka dhacay dalkaas, kaddib markii lagu murmay doorashadii madaxnimo ee xilligaas dhacday, Xeer-ilaaliyaha ICC-da Fatou Bensouda ayaa sheegtay in dacwadda loo haysto Kenyatta ay sii socon doonto, balse ma [...]
Read More →SOMALIA: UN envoy Mahiga Statement on International Women’s Day 2013
International Women’s Day (IWD), also known as the United Nations Day for Women’s Rights and International Peace, is a global day held on 8 March every year to celebrate the economic, political and social achievements of women throughout history and across nations. This year the United Nations is calling for action to end violence against [...]
Read More →Kuuriyada Waqooyi oo hanjabtay
Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay goyneyso dhamaan heshiisyadii kala dhaxeeyay dalka Kuuriyada Koonfureed, taasi oo ay kaga jawaabeyso cunaqabateynta cusub ee lagu soo rogay. Golaha Ammaanka ee Qaramada ayaa cunaqabateyn ada oo cusub ku soo rogaya dalka Kuuriyada Waqooyi kadib markii ay tijaabisay nukliyeerkeedii ugu dambeeyyay bishii Febraayo. Arrintan ayaa soo baxday iyada oo [...]
Read More →Emergency Message for U.S. Citizens: Somalia, Threat to Westerners in Somaliland
This is to inform U.S. citizens residing in or planning travel to Somalia that the U.S. Embassy in Nairobi has become aware of a credible, imminent threat against westerners, including U.S. citizens working in or visiting Somaliland. We remind all U.S. citizens in Somalia or considering travel to any part of Somalia that the Department of [...]
Read More →ARTICLES/OPINIONS View All →
Masuuliyiinta Puntland waxa ay soo kordhiyeen horumar muuqda. W/Q Mohamed Yasin Isak
Masuuliyiinta Puntland waxa ay soo kordhiyeen horumar muuqda Mohamed Yasin Isak Senior journalist kajooje@gmail.com APriil 11 2013 Mihiimada iyo faa’iidooyinka ay warbaahintu u leedahay bulshooyinka aduunka ma aha mid lagu soo koobi karo qormo iyo labotoona, laakiin waxaan jeclahay in aanu is xasuusino wax un ka mida. Qalabka warbaahinta waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay [...]
Read More →Xasan Shiikh, Saacid iyo Jawaari soo Fiiriya Xabsiga Dhexe.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk “Ma Ogidiin Miyaa in Shiikh Shariif laga adkaadey” ( Ha la yaabin waa Xaaladaha ka jira Xabsiyada ) Koox Wariyayaal ah oo Dhawaan Booqatey Xabsiga Dhex si ay u soo ogaadaan Nolosha Maxaabista halkaa ku jirta waxayna si gaar ah u Daneynayeen Xaalada Wariye Cabdicasiis Koronto oo [...]
Read More →XORNIMADA IYO GUNIMADA (qaybtii 2aad)WQ: Omer Suleiman Ali
XORNIMADA IYO GUNIMADA waxa uu ka kooban yahay Page 1, 2 ama View All.
Read More →AF DALKIISII KU DAYACAN! WQ: Maxamed Xaaji Xuseen.
AF DALKIISII KU DAYACAN! DAWLADA SOOMAALIYA MA IN AY DARYEESHAA MISE WAA INAY DAGAAL BAHDIL AH KU QAADO AF-SOOMAALIGA WQ: Maxamed Xaaji Xuseen. E-mail: maxaaji@hotmail.com Tifaftiraha; Gool FM.net Maqaalkan waxaan jeclaan lahaa inaan ku iftiimiyo waxyaabo loo laalaabtay oo aniga iyo intii ila mid ihi ay u arkaan talo xumo meel kaga dhacaysa AFKA HOOYO [...]
Read More →XORNIMADA IYO GUNIMADA – WQ: Omer Suleiman Ali
XORNIMADA IYO GUNIMADA WQ: Omer Suleiman Ali Email:omersul04@gmail.com 26/01/2013 GUMAYSI Gumaysigu waa qof ama ummad xoog lagu qabsado oo markaas dhulkoodii laga qaado wixii ay hanti lahaayeenna laga dhaco, diintooda laga beddelo lana dhaqan rogo si alla sidii la doonana laga yeelo sannado badanna lagu amar ku taagleeyo. Dadka gumaysanaya ma kala laha haddii ay yihiin shisheeye iyo [...]
Read More →Khayrka Alle U Doonta Sharkana Isaga Taga ka Magan gala Dadna ha ku Lug Go’ina.
Akhriste waxa uu ka kooban yahay qoraalkani Page 1, 2, 3 ama Guji View All.
Read More →Puntland ma Badbaaday Rabtaa, Mise Baxnaano?
Puntland ma Badbaaday Rabtaa, Mise Baxnaano? Wq. Faarax Aw Cusmaan Diis. 20, 2012 Waxaan maqli jiray maahmaah Soomaliyeed oo tiraahda: “Labaatan jir Mudug jooga Alle uma xil qarin” Taas waxaa la mid ah cidii maanta Soomali hogaan u qabata. Maxaa yeelay dadka Soomaaliyeed waa dad meheraddoodii ka dhigtay siyaasad, dad habeen iyo dharaar wakhti ku dhumiya maxaa la yiri [...]
Read More →BAAQ: Ragga gooddinaya ma qallaa ku jira mise naqtiin bay rabaan?!?!
“Baaq ku wajahan xaaladda cakiran ee Puntland” Ku: Waxgaradka & Isimada Puntland Ku: Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland Ku: Mucaaradka Puntland Og: Qurbajoogta & Qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland Og: Waxgaradka Soomaaliweyn Indhowaalaba waxaa isoo gaarayay arrimo aanan maqalkooda jeclaysan oo ku saabsan Puntland. Waxaan in badan nafta ku qancin jiray in arrimahaasi aysan ahayn [...]
Read More →COMMUNITY View All →
Press Release:-On the Formation of Jubaland State of Somalia By Maakhir Community in UK
We Maakhir community in the United Kingdom wish to congratulate the president of the autonomous region of Jubaland State of Somalia Sheikh Ahmed Mohamed Islan and vice-president Gen. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag. We wish also to commend the people of JubalandState for conducting their affair in an inclusive, democratic and transparent manner and in accordance [...]
Read More →Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia
We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish the May Conference on Somalia and G8 meetings of April and June 2013 to give serious consideration to these concerns. We welcome the recognition of [...]
Read More →Golaha Deegaanka Badhan oo kalfadhigooda yeeshay
Golaha deegaanka ee magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ayaa yeeshay kalfadhigooda, xili la sheegay in magaaladaasi laga fulin doono mashaariic horumarineed. Magaalada Badhan oo ka kooban 5 xaafadood ayaa la sheegay in dhawaan laga fulin doono mashaariic horumarineed oo ay deeqdeeda bixiyeen beesha Caalamka. Lix magaalo oo kamid ah deegaanada Puntland ayaa horey loo sheegay [...]
Read More →Badhan: Xisbiyada Siyaasada Puntland HOR-CAD vs HORSEED.
Tan iyo sannadkii hore 2012 dii dabayaqaadiisii Puntland waxaa laga furay xisbiyo siyaasadeed waxaa Puntland looga dhawaaqay 8 xisbi. Horseed(xisbul xaakimka), Hor-cad (horumar iyo cadaalad) , Midnimo, EDP(ururka dimuqraadiyadda Puntland), Wadajir iyo UDAD(ururka dadka Puntland”. Magalaada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa soo gaaray Wafti ballaadhan oo ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland oo ka soo [...]
Read More →Tacsi-Innalilaahi Wa Innaa illayhi Rajucuun-Dr Cusmaan naalaye (Gardafiil)
Innalilaahi Wa Innaa illayhi Rajucuun: Waxa Dhamaan Jaaliyada reer Maakhir ee Australia iyo New Zealand tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii marxuum Dr: Cusmaan Naalaye (Gardafiil) oo ku geeriyooday magaalada Adelaide ee dalka Australia xalay oo taariikhdu ahayd 12/01/2013. Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana [...]
Read More →Wiil 14 jir ah oo Miino kula qaraxday deegaanka Gacan ee degmada Laasqoray
Laasqoray, Jan 10 -Degaanka Gacan oo hoos taga degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in qarax Miino kula kacday Wiil da’diisa 14 jir tahay oo halkaasi xoolo la jooogay, ka dib markii uu halkaasi ka helay Bam-gacmeed ama isagoo soconaya ay la kacday Miino halkaasi lagu aasay waqtiyadii sagaashamaadkii oo dagaaladii u dhaxeeyey SSDF [...]
Read More →Gobolka Sanaag oo ay ka biloowdeen canshuurihii Maamulka Puntland
Gobolka Sanaag ee ka tirsan 8-da gobolka ee Puntland ayaa waxaa si rasmi ah looga bilaabay Ololaha Canshuur qaadida kadib markii uu soo geba geboobey hawlaha wacyi gelinta Canshuur qaadista iyadoo ay wadeen maamulka Gobolka Sanaag oo dhowaan lasoo magcaabey. Masuuliyiinta gobolka Sanaag oo uu ka mid yahay Taliyaha qaybta booliska gobollada Sanaag ayaa warbaahinta [...]
Read More →Gaashaanle Dhexe Axmed Siciid:- “Amniga Gobalka Sanaag Waa Mid Sugan”.
Xingalool- Taliyaha Booliska Gobollada Sanaag & Haylaan Gaashaanle Dhexe Axmed Saciid (Gigaroor) ayaa Radio Gaalkacayo (Link) Warays siiyay isaga oo ka waramay Xaaladaha Amniga Gobolka sanaag iyo Haylaan. Gaashaanle Dhexe Axmed Saciid ayaa Sheegay in Xaaladaha Gobolka Sanaag ay haatan yihiin kuwo wanaagsan haatana ay socdaan hormaro dib loogu soocelinayo kaabayaashii dhaqaalaha. Taliyaha ayaa Mudooyinkii [...]
Read More →SUUGAAN View All →
Af-Soomaaliga: “Dhegoolow kuu yeedhay ee waad i maqli weydey”.
Af-Soomaaliga: “Dhegoolow kuu yeedhay ee waad i maqli weydey”. W/Q . Maxamuud Carre Email: mmcarre50@hotmail.com Teer iyo maalintii Jabbuuti ku yeedhtay kulankii ay ku samisay xusidda 40-guurada qoridda Af-Soomaaliga; waxa an arkayney oo maqlaynay hadal-hayno badan oo ku saabsan sheeg-sheegidda xaalado qallafsan iyo tabaalooyin ba’an oo muddo-wakhtiyeedkan casri ku meegaarmay Af-Soomaaliga… xagga werinineed, qaar ayaa gaadhsan [...]
Read More →Af-Soomaaliyahow! -W/T.Maxamuud Carre
Akhriste qoraal kan waxa uu ka kooban yahay Page 1, 2, 3 ama Guji View All.
Read More →GABEY GOGOLDHIG-Maxamuud Muuse Cali Caarre.
Gabaygan wuxu ka mid noqonayaa maansada Sallaamaley, oo ah gabayo Siinka uun lagu curiyo oo haddaba socda kuna saabsan turxaan bixinta iyo caddaalad ku soo dabbaalidda mujtamaca Soomaaliyeed. Tixdani waa taydii 3aad ee Silsiladda gasha; hore waxan u tiriyey (Isa-Sudhan iyo Sixir-fur) oo aan kaga hadlay hannaan caddaaladeedka garsoor iyo garwaaqsi ee marxaladdan loo baahan [...]
Read More →Gabaygii 1aad ee Sil-siladda ee Sallaamaley.
Silsiladdan Sallaamaley waa silsilad kulminaysa Hal-abuurka soomaaliyeed oo bilaabantay sanadkan 2012 iyada oo la gaadhay waqtigii lagu turxaan-bixin lahaa dhacdooyinkii hore uga dhacay dalka iyo ismaandhaafka labada Gobol ee Somalia iyo Somaliland. Silsiladan waa ka reeban tahay Beel magaceeda, waxaa ka reeban Aflagaado qaawan, waxaa ka reeban wax abuuri kara colaad iyo nacayb hor leh. [...]
Read More →GARKA WADNE: Gabey ku saabsan horumarinta Maakhir
(Xiniinyo dherer ma doonaan-e)…. Aynu dhaladto ahaan meel aynu joognoba wacad ku galno faddilidda “Horumarinta Gobollada Maakhir ee Eebbe nagu xuddumiyey”, si aynu dammaanad-qaad ugu yeelno “aayo-masiireedkeenna Mustaqbal”!!… Gobollada arliga Maakhir waa gaar an leennahay –e Gamaaddii abnaqa weeye iyo oollintii guro –e Waa gurisankii johorka iyo galax barwaaqii –e Sidii Guulle jeer [...]
Read More →Gabey cusub oo lagu magcaabo GALGALA
Cumar Sanaag oo hore gabayo badan sii daayey ayaa waxa uu yiri ”Gabaygan inaan curiyo waxaa igu kalifey dhibaatada ka taagan Gobolada Puntland gaar ahaan Galgala iyo Gaalkacayo. Gabaygan oo tilmaamaya cududaada oo wiiqmata in cadawgu ka faa’iideysanayo Sidoo kale wuxuu tilmaamayaa madax dhaqameedkii iyo odayaashii waxgaradkii oo aan ka muuqan meesha Harti waxaa lagu yaqaaney [...]
Read More →Gabey:-Dib inaan u gado doonidii- Cumar Maxamuud Gurey
Gabeygan qiimaha badan ee Dib inaan u gado Doonidii oo uu tiriyey abwaanka sanadka Cumar Maxamuud Gurey Dirir, Cumar Sanaag isla markaana gabayo badan u tiriyey kana hadla had iyo jeer arimaha Sanaag iyo xaaladaheeda. Gabeygii hoos ka dhegeyso Dib-inaan-u -gado-doonidii
Read More →‘Guul Maakhir’ waa Gabay uu tiriyey Mr Shiine
Gabaygan la magac baxay ‘Guul Maakhir’ waxa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine). Wuxu ku hal qabsanayaa Saalax Yuusuf Dabaraan. Gabaygu wuxu soo if baxay ka dib markii dhowaan laga aasaasay Maammul Dawladeed Gobollada Maakhir ee Puntland, Soomaaliya. Maammulkaas oo ka hirgalay Gobolka Sanaag, laakiinweli dhismihiisii aanu dhammaan dhanka Gobolka Haylaan. Gabaygu waa ‘Guul’ ka hadal iyo [...]
Read More →SPORTS View All →
Nigeria oo qaaday koobka Qaramada Afrika.
Kooxda dalka Nigeria ayaa ku guulaysatay koobka Qaramada Qaaradda Africa kadib markii ay gool iyo waxba kaga badisay kooxda dalka Burkina Faso. Goolka kaliya ee cayaartan ka dhashay, waxaa dhaliyay cayaaryahanka Mba Sunday cayaarta oo maraysa sodon iyo sagaal daqiiqo. Waxay ahayd cayaar deganaan ku bilaabatay, oo labada kooxba ay Daqiiqadii ugu horaysyba Nigeria oo [...]
Read More →Lionel Messi Oo Markii 4aad Oo Isku Xigta Ku Guuleystay Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or, Waana Rikoor Cusub.
Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii afaraad oo isku xigta xiddiga ugu fiican sannadka kubada cagta adduunka ee abaalmarinta FIFA Ballon d’Or ka dib xaflad caawa ka dhacday Zurich. Messi ayaa abaalmarintan ka qaaday xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo saaxiibkiisa kooxda Barcelona Andres Iniesta. Lionel Messi ayaa helay codadka ugu badan ee [...]
Read More →Garoonka Kubadda Cagta Lamagalaay Ee Beledweyn Oo Xarigga Laga Jaray
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay garoonka kubadda cagta lamagalaay ee magaalada Beledweyne kaasoo ay dayactir ku sameeyeen ciidamada aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Garoonka xaflada lagu furayay oo ay kaqeybgaleen saraakiisha ciidamada Jabuuti ee kusugan Beledweyne iyo mas,uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan ayaa wxaaa ugu horeyn daaha looga rogay Furitaanka garoonka cayaar dhexmartay 2 kooxood [...]
Read More →Nyon, Switzerland: Kooxo culus oo isku aadey wareega 16 ee Champions Leagues
Waxaa maanta la soo saarey isku aadka wareega 16 ee kooxaha Yurub ka dhisan ee ku tartamaya horyaalka Champions League, isku aadka oo u dhacay si bakhtiyaanasiib ah ayaa waxaa isku aadey kooxihii ugu cuslaa 16 kooxood kuwaas oo qaarkood ay khasab tahay in ay ku haraan wareegaas. Ac Milan vs Barcelona Real Madrid vs [...]
Read More →Ciyaaryahan Soomaali Ah Oo Lagu Daray Ciyaartoyda Xulka Qaranka Wadanka England
Muqdisho (LaasqorayNET) Ciyaaryahan da’diisu ay yartay oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu daray xulka qaranka wadanka England ee da’doodu ay ka yartay 20-sano jirada. Ciyaaryahankaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Muqtaar Cali Afgooye wuxuunka ka tirsanyahay kooxda Chelsea eek a dhisan wadanka Ingiriiska. Wiilkaani oo dadiisu tahay 16-sano jir ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka soo [...]
Read More →Cayaarihii ka socdey Haylaan oo soo gabagaboobey iyo xaflad heersare ah oo loo qabtey
Dhahar (SPR): Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey koobkii Nabada iyo isdhexgalka Bulshada kaasoo lagu qabtey garoonka ku bada cagta ee magaalada Dhahar. Koobkan ayaa waxaa soo abaabuley isla markaana maalgaliyey idaacada SPR oo ka shaqeysa hormarka bulshada Soomaaliyeed. Koobkan oo loo qabtey 5 kooxood oo ka kooban kooxaha heerka koowaad ee Puntland oo kala ah (Telecom [...]
Read More →Kooxda Idaacada SPR oo ka qeyb gashey cayaaro ka bilowdey gobolka Bari.
Boosaaso (SPR): Waxaa sanad walba lagu qabtaa gobolka Bari cayaaro loo qabto kooxaha naadiyada heerka koowaad ee Puntland, kuwaasoo ku cayaaro shirkado iyo kuwa si gaar ah loo leeyahay. Waxaa sidoo kale cayaara kooxo matalaaya laamaha dowlada sida dowlada hoose iyo wixii la mid ah. Hadaba Idaacada SPR oo ah idaacad aan sanad jirin ayaa [...]
Read More →Gobolka Banaadir oo ku guuleystey Horyaalka Somalia
Shacabka ku nool Gobolka Banaadir ayaa aaakhirkii sanadakii tegey waxay heleen wax ay ku farxaan kadib markii xulkoodu uu ku guuleystey Horyaalka Xulalka Gobolada Soomaaliya oo ka socdey 15kii casho ee ugu danbeeyey bishii hada ina dhaaftey ee December 2010. Xulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka badshey Xulka Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland [...]
Read More →

