Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq Ganacsi tasoo ay u kuur galeen Bahda Telefitinka Calaamiga ah ee Somali Channel ayaa booqasho ku tagay xarumaha waawayn ee ganacsigu ka socodo.
Badhan waxay ka mid tahay degmooyinka Puntland ee leh Gole deegaan oo dadka shacabka ahi soodoorteen, Xildhibanada Golaha deegaanka Magaalada Badhan ayaa ka kooban 28 Xildhibaan, 10 ka mid ah Xildhibanadan Waa Haween , waxana la ansixiyey golaha deegaanka degmada Badhan March 21, 2011.
Halkan ka Daawo



Print
Email