Waxaa La Ogaysiinayaa Jaaliyada Reer Maakhir Ee Ku Nool wadanka Ingiriiska SHIRWEYNIHII loo balan sanaa ee la wadey inuu qabsoomo bishaan 12aad iuyadoo dhamaan xubnaha Jaaliyada ee ku nool gobolada Dalka UK ay kasoo qeyb galaan isla markaana shirkaan looga tashan doono arimo muhiim u ah Jaaliyada iyo dadka deegaankiiba.
Shirka ayaa waxa uu ka dhacayaa London, xarunta Dalka UK iyo cinwaanada hoos ku qoran:
MAALINTA: SABTI
TAARIIKHDA: 22/12/2012
GOOBTA: SPICY PALACE 96A HIGH STREET SOUTHALL MIDDX UB1 3DN WAKHTIGA: 14.00PM
Wixii faah faahina kala xidhiidh gudiga qaban qaabada
- Xasan maxamed saalax———07943551478
- Ahmed tigaana——————-07852240724
- Khaddar m gaas——————07956359397
- Abdirashid faatax—————07576063544
- M Abdi Abdalla—————–07960519842
Wakhtiga waa mu him in ladhawro Kasoo qaybgal wacan walaalyaal


Print
Email