Innalilaahi Wa Innaa illayhi Rajucuun:
Waxa Dhamaan Jaaliyada reer Maakhir ee Australia iyo New Zealand tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii marxuum Dr: Cusmaan Naalaye (Gardafiil) oo ku geeriyooday magaalada Adelaide ee dalka Australia xalay oo taariikhdu ahayd 12/01/2013. Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana U Fududeeyo Janatufl Fardowsana albaabadeeda u furo.
Amiiin Amiin Amiiin..



Print
Email