Loading...
You are here:  Home  >  Articles by Laasqoray01  -  Page 15
Latest

Abaaraha Geeska Afrika oo aad looga dayrinayo

By   /  July 6, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

somalia_food_shortage

Wararka ay soo saareen hay’adaha lagu tilmaamo iney gar gaarka baxshaan oo ay ugu horeeyaan Laamaha UNta, OXfam, Save the Children iyo kuwo kale ayaa qeylo dhaan ka jeediyey abaaraha sida xawliga ah uga socoonaya Geeska Afrika ama deegaanada Soomaalidu ee Somalia, Kenya iyo Ethiopia. Qaylo dhaantii ugu danbeysey waxaa soo daayey hay’ada UNCHR iyadoo [...]

Read More →
Latest

Somali PM vows to fight militants, graft

By   /  July 5, 2011  /  HEADLINES  /  Comments Off

Mogadishu – Somalia’s newly appointed prime minister said on Monday that fighting corruption and defeating al-Qaeda-linked militants will be top priorities during his term. A recent attempt to clean up Somalia’s weak government and fight militants suffered a setback after a UN-backed deal allowed the country’s president and parliament speaker to oust a popular prime [...]

Read More →
Latest

Dowlada oo sheegtey in Shirka wadatashiga uu Muqdisho ka dhacayo

By   /  July 5, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Oomar

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la isku afgartay in shirkii wada tashiga ee horay ay u iclaamisay Qaramada Midoobay uu ka dhici doono magaalada Muqdisho waxqti aan la caddeynin. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Oomaar oo Radio Muqdisho waraysi siiyay ayaa sheegay in  ergayga gaarka ah ee arrimaha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay Dr.Augostine [...]

Read More →
Latest

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer ku tegay qeybo ka mid ah furimaha hore ee ay ciidamada Dowladdu ku sugan yihiin

By   /  July 2, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Abdiwali_booqasho_furunta_hore_dagaalka_1

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa maanta markii ugu horeysay booqasho ku tegay furimaha hore ee ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed, gaar ahaana kuwa degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay R/wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane  C/xakiin [...]

Read More →
Latest

Troops roll back fighters in Somali capital

By   /  July 2, 2011  /  HEADLINES  /  Comments Off

Somali government forces, supported by peacekeepers from the African Union, say they are making gains in the battle for control of the capital, Mogadishu. Watch the video here Sources- Aljazeera

Read More →
Latest

1da Luulyo oo si weyn looga xusey Magaalada Muqdisho

By   /  July 1, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

151

Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay 51-sano guuradii ka soo wareegatay xilligii ay xornimada ay qaateen gobolada Koofureed iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo Koofur ayaa caawa waxaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada [...]

Read More →
Latest

Haybad Waxaad Ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo (Daawo Bilicda Duleedka Xingalool]

By   /  June 29, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

DSC00266 (1)

Gobolada dalka Soomaaliya intooda badan ayaa wakhtiyadan dambe waxaa ka jirey abaaro ba’an oo ay la ildarnaayeen dad iyo duunyoba, kadib markii dhowr xilli roobaad aaney helin dhulka roobabkii sida caadiga ah ka di’i jirey. Hadaba xiligan guga ee sanadkan ayaa waxaa da’ay roobab aad loogu diirsaday oo ka da’ay inta badan gobollada soomaaliya, meelaha [...]

Read More →
Latest

Maamulka Faroole oo Baacsanaya Saxaafada Madaxa Banaan Iyo Weriye ay xidheen

By   /  June 29, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

faroole111

Maamulka Faroole ayaa mudooyinkan danbe waxay baacsi iyo caga juglayn ku hayaan saxaafada Madaxa Banaan taas oo ay sabab uga dhigayaan inay faafinayaan warar aanu Faroole raali ka ahayn sida loo tabinayo madaama dhac dhac iyo Maamul xumada Faroole ay batadatay Hadaba waxa marag ma doonto in Faroole damacsan yahay sidii uu xukunka awood ugu [...]

Read More →
Latest

Tababar loo qabtay gudiyada xaafadaha Badhan ora

By   /  June 28, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

Badhan_Tababar05

Tababar oo soconayey mudo saddex maal mood ah loona qabtay gudiyada shanta xaafadood ee Deg Badhan ayaa maanta ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan, tababarkan oo ka duwanaa kuwii hore loo qaadan jiray ayaa waxaa soo qaban qaabiyey golaha deegaanka iyaga oo la kaashanay aqoon yahanka iyo culimo aw diinka degmada Badhan. Tababrkan oo gudiyada [...]

Read More →
Latest

URURADA ARDAYDA SANAAG IYO DARAAWIISH OO XUSAY 26- JUNA, MAALINTA XORNIMADDA GOBOLADDA WAQOOYI IYO CALANKA SOOMAALIYA [+SAWIRO]

By   /  June 28, 2011  /  BREAKING SOMALI NEWS!  /  Comments Off

a.ururka sanaag 8

Khartoum:- Xaflad balaadhan oo lagu xusaayey maalinta 26 June, ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee Jamacada Africa ee magaalada Khartoum. Xafladan ayaa waxa soo qaban qaabiyey isla markaan soo bandhigay Labada Urur ee kala ah Ururka Ardayda Sanaag Sudan iyoururka Ardayda Daraawiish,Labadan urur ayaa soo bandhigay xaflad aad loogu bogay, taas oo u jeedadeedu aheyd sida [...]

Read More →