Warbixin-Shirkii Jaaliyada Maakhir ee Wadanka Kenya[Sawiro]
Shir aad ubalaadhan oo si heer caalami ay usoo abaabuleen dhalinyarada Jaaliyada Maakhir ee wadanka Kenya ayaa ka dhacay Hotelka weyn ee Barakaat Hotel, shirkan oo ay kasoo qeybgaleen dhamaan qaybaha kala gedisan ee jaaliyadaha Gobolada Maakhir ee Sanaag, Jubbada hoose iyo Gobolka Bari. Shirkan waxaa soo xaadiray aqoonyahanada, culimada, dhalinyarada, ganacsatada, iyo siyaasiyiinta udhashay [...]
Read More →DAAWO-Jaaliyada Bariga Afrika ee Gobolada Maakhir oo taageertey Mashruuca Laasqoray
Jaaliyada Reer Maakhir ee Bariga Afrika ayaa taageero buuxda siiyey Mashruuca Dekeda Laasqoray ee ay wado Shirkada Maakhir Resources iyadoo ay madaxda Jaaliyada Maakhir ee Bariga Afrika ay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin hab u socodka dibu dhiska dekeda Laasqoray isla markaan ay garab taagan yihiin mashruucan. Madaxda Jaaliyada ayaa sidoo kale waxay kaloo [...]
Read More →Yaabney e Ma nala Yaabteen! Gabaygu sow muu ahayn, “Mindigaluhu Ma Cumar Baa, Ma Caruurro Jaan Baa, Ma Cirkuu Ka Soo Dhacay? Mise Waaba Caammoo, Garaadkaa Cadhooday, Codkooddii Ku Raaceen, Ooy Igu Colaadsheen?
Waxa jira geed shirqooleed caan ka ah dhulka iyo taariikhda Soomaaliya. Geedkaas waxa la yiraahdaa CANJEEL TALLO WAA. Geedkaas munaafaqad iyo Shirqool ayaa loogu hoos sameeyey Darwiishkii Seyid Maxamed Abdulle Hassan (AUN). Shirqoolkaasi waa fashilmay, ceeb iyo wadhina waa ka raacday intii soo abaabushay. Dadkuna hadda waxay dhabanada la wada hayaan waxaa sanadkan 2012 ka [...]
Read More →Somalia: ‘Al-Shabab weapons seized in Puntland
A large consignment of arms destined for suspected Islamist militants in north-eastern Somalia has been seized, a regional governor has told the BBC. Abdisamad Gallan said a boat said to have come from Yemen delivered sealed sacks full of land mines and artillery. Correspondents say this is one of the biggest seizures of al-Shabab weapons. [...]
Read More →Barayaal ku socda Jaamaca Maakhir ee Gobolka Sanaag oo ka anbabaxay Nairobi
Waxaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya waxaa ka ambabaxay labo macalin oo barayaal ka ah Jaamacada Maakhir (Maakhir University) ee Magaalada Badhan, labadan macalin ayaa waxa ay ka degeen magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari halkaasi oo ay ugasii amba bixidoonaan magaalada Badhan. Macalin Arnold Shinjeyi Makumba waa macalin udhashay wadanka Kenya, wuxuu labadii sanno [...]
Read More →Baarlamanka oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansaxiyay R/wasaaraha
Kulanka ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa soo xaadiray 215 mudane waxaana shir gudoominayay guddoomiyaha baarlamanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha. Shirka maanta lagu ansaxiyay R/wasaaraha ayaa waxaa ugu horeyn hadal ka jeediyay afhayeenka Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan waxa [...]
Read More →[Video]Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Mudane C/jamal oo Badhan kusugan kana jawaabey erayadii Cabdullahi Cali Ciid
Waxaa dhowaan soo gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, wasiirkuxigeenka amniga Puntland, mudane C/jamaaal Maxamed Cismaan iyadoo wasiirku uu beryahanba ku sugnaa Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag isla markaana ay galbinayaan gadiidka dagaalka iyo waliba cutubyo katirsan ciidamada Puntland. Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu naqdiyey hadaladii kasoo yeerey Garaad C/llahi Cali Ciid oo uu [...]
Read More →Maxamuud Ciyoon oo la wareegay Xilkii Gudoomiyaha Gobolka Sanaag+ SAWIRO
Gudoomiyaha Cusub ee uu Madaxweynaha Puntland usoo magacaabay Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon ayaa kala wareegay Xilkii Gudoomiyaha Gobolka Maxamuud Siciid Nuur Dabayl. Mudane Ciyoon oo haatan ku sugan Magaalada Baran ayaa sheegay in xiligani uu si rasmi ah ula wareegay Maamulka gobolka,isagoo uga mahadceliyay gudoomiyihii isaga ka horeeyay sida uu xilka u wareejiyay. Gudoomiye Ciyoon waxaa [...]
Read More →Wareysi- Duqa Degmada Laasqoray oo naqdiyey Weedhii kasoo yeertey G Cabdullahi Cali Ciid
Duqa Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa uu wareysi dheer Siiyey Radio Daljir isla markaana naqdiyey Weedhii kasoo yeertey Odey Cabdullahi Cali Ciid oo ku saabsanaa inaan Laasqoray Deked laga dhiseyn ee ay BURCAD ay guraneyso Macdanta isla markaana erayadaas ay dad badani ku noqotey Amakaag oo aan laga filaneyn Odey Soomaaliyeed ka hor [...]
Read More →Barlaamanka oo dalbadey in Raysul wasaaraha la horkeeno Baarlamaanka Labo casho gudohood
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa codsaday in mudo laba cisho ah lagu horkeenno Ra’isulwasaaraha cusub ee Dalka kadib Xildhibaannada Baarlamaanku maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho. Kulankan oo ka dhacay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayadoo kulankana ay soo xaadireen inta ugu badan Xildhibaannada Baarlamaanka. [...]
Read More →

