Loading...
You are here:  Home  >  Articles by Webmaster01  -  Page 9
Latest

Degmada Xingalool oo ay soo gaareen Wefdi ka socota hay’ad kheyri ah

By   /  July 17, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

soo1

Waxaa magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag soo gaarey wefdi uu horkacayo Sheekh Khaalid Cismaan kana soo kicitimey magaaalada Ceerigaabo iyadoo wefdigan ay si weyn ugu soo dhoweeyeen magaalada Xingalool dad badan oo isugu jira wax garadka degmada, culumo iyo ururada arydeda ee degmada Xingalool. Sheekh KHaalid oo ah agaasimaha Hay’adda Abuu-Bakar Al-siddiiq ayaa waxa uu booqday [...]

Read More →
Latest

FADEEXAD: Guddi Hoos Taga QM oo Banaanka Soo Dhigay Malaayiin Doolar oo Ay Xadeen Madaxda Soomaalida (Akhriso Magacyada)

By   /  July 15, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

Fadeexad_unka_soo_banaanbixiyey

Warbixin maanta oo Axad ah shaaca laga qaaday oo ay diyaariyeen Guddiga Qaramada Midoobay u Qaabilsan La Socodka Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa lagu faahfaahiyey hanti gaareysa malaayiin doolar oo ay lahayd dawlada Soomaaliya taasoo ay xadeen masuuliyiinta ugu sareysa DKMG Soomaaliya. WARBIXINTII OO ENGLISH AH HALKA KA AKHRISO Warbixinta ayaa daaha ka [...]

Read More →
Latest

JAALIYADA MAAKHIR EE ABU-DUBAI OO LA KULMAY ENG.FAYSAL XAWAR [+SAWIRO]

By   /  July 15, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

ab-dubai maakhir 1

Waxaa kadhacay magaalada Abu Dhabi casho sharaf lagu soo dhaweeyay Engr Faysal hawar iyo wafti uu hogaaminayo taliye cali daahir iyo c/casiis ayaxle oo iyagu ka yami Dalka Somaaliya Gaar ahaan Bosaaso iyo Degmada laasqora oo ay ka socotay dhisida Dekeda . Casha sharaftaasi waxaa kasoo qayb galay dhamaan jaaliyada reer Maakhir ee Abu Dubay [...]

Read More →
Latest

Sanad guuradii 52aad ee Xoriyada Somalia

By   /  June 26, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

26-jun

Bisha Juun waa 26 maanta waxaana kasoo wareegey 52sano kadib markii ay Somalia ay qaadatey Xoriyad oo gumeystihii Saanka Cadaa ka guurey Goboladii la isku oran jirey British Somaliland protectorate oo geyiga Soommaaliyeed soo cago dhigtey beri samaadkii qarnigii 19aad oo ahayd qarnigii Musiibada isla markaana deegaano badan oo Soomaalidu degto ay ku habsadeen Saan cadiihii [...]

Read More →
Latest

Memorandum on the Dialogue between Somalia & Somaliland Submitted to TFG Delegation by Elders of Harti (Warsangeli & Dhulbahante Clans) in UK

By   /  June 24, 2012  /  International  /  Comments Off

Memorandum on the Dialogue between Somalia & Somaliland Submitted to TFG Delegation by Elders of Harti (Warsangeli & Dhulbahante Clans) in UK 20th June 2012 Memorandum on the Dialogue between Somalia & Somaliland We the elders and representatives of Warsangeli & Dhubahante in U.K wish to bring to the attention of the TFG Delegation our [...]

Read More →
Latest

DAAWO SAWIRRADA:-Muuqaalka Iyo Bilicda Degmada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag

By   /  June 19, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

DSC08614

Degmada Laasqoray waxay kamid tahay degmooyinka ugu qadiimsan Soomaaliya,waxayna kulaasha Badwaynta Hindiya kana tirsan tahay gobolka Sanaag ee Puntland. Waxay leedahay Taariikh fog iyo mid dhow iyadoo ay noo sheegeen dad kamid ah degaanka in ay jirto mudo ka badan 400-sano. Laasqoray waxaa ku yaalla dhismooyin qadiimi ah oo la dhisay qarnigii 20-aad halka ay jiraan dhismooyin kale oo [...]

Read More →
Latest

Wasiirka Dekedaha Puntland oo booqday Laasqoray

By   /  June 17, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

Raage-booqasho

Wasiirka Dekedaha Dowlada Puntland  Mudane Eng. Siciid Maxamed Raage ayaa maanta booqasho ku yimi magaalada Taariikhiga ah ee Laasqoray isla markaana si diiran loogu soo dhoweeyey iyadoo Gudoomiyaha Gobolka, kan degmada iyo saraakiil ciidan iyo weliba hawl wadeenada mashruuca dekeda Laasqoray ay wasiirka si diiran ugu soo dhoweeyeen. Wasiirka ayaa markuu soo gaarey Magaalada Laasqoray [...]

Read More →
Latest

Laasqoray Champions a Working Model (FDI’s), to Rebuild Somalia’s Devastated Infrastructure

By   /  June 16, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

Faysal1

Dark clouds of misfortune loomed over Somalia the beautiful, darkening her once bright face and gorgeous body of flowing rivers and settled nature. Hopelessness weighs heavy on her heart as poverty unfolds a new row of violence while the scars of old grievances are left in itching pain. Desperation infinitely evolves into devious syndicates, the [...]

Read More →
Latest

Madaxweynaha Somalia oo habeenkii 2aad u hoydey Beerta Sheekh Zaayid ee Afgooye

By   /  June 13, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

Sharif_in_Afgoye

Madaxweynaha Dowlada ku meel gaarka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa habeenkii 2aad u hoydey magaalada Afgooye isla markaana kula kulmey wax garadka deegaanadaas kana hadley arimaha amniga ee degmada oo dhowaan gacanta Dowlada dib ugu soo noqotey. Afgooye oo Muqdishu 30KM u jirta ayaa waxaa lagu tilmaamaa iney leedahey ahmiyad istaraatiji isla markaana saldhig [...]

Read More →
Latest

Dagaalo kasoo cusboonaadey Gobolada Dhexe iyo Jubooyinka

By   /  June 12, 2012  /  HEADLINES-SOMALI  /  Comments Off

itoobiya

Dagaalo beryihii ugu danbeeyey ka socday deegaanad Gobolada Dhexe gaar ahaan kuwa gobolka Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxay keentey in ciidamada Ethiopia iyo maleeshiyaadka Xerta ay isaga cararaan dhowr magaalo oo ku yaala goboladaasi. Sidoo kale dagaalo kharaar oo ka dhacay deegaanka Qooqaani oo  dhacda Jubada Hoose una dhexeesa Degmada Dhoobley iyo Afmadow ayaa waxaa [...]

Read More →