ARTICLES IN SOMALI AND ENGLISH Subscribe to ARTICLES IN SOMALI AND ENGLISH
ARTICLE- The predicament of Maakhir territory
Ma dooneyn dadnimadaan laheyn duleynaa e Ma dooneyn inaad daba gashaan duul shisheeye e Ma dooneyn inaad dowlad kale dacalla joogtaanee Ma dooneyn inaad daad rag kale daasad wadataan e… Read more
Maqaal:- Uga digid sheegashada dhul aanay lahayn Beesha Dhulbahante
Ku Isimmada Dhulbahante Ku Aqoonyahannada Ku Siyaasiyiinta Ku Odayaasha iyo Waxgaradka kale Walaalayaal annagoo marka hore ka xun xaqdarrada uu idin ku hayo taliska Soomaali diiku, hiil iyo hoona idin… Read more
Somaliland lama mid ah Koonfurta Suudaan
Faalo- Beryahan dambe waxaa aad looga buunbuuninayaa oo aad ku arkaysaa cinwaanada hore ee warbaahinta kasoo baxda Somaliland qadiyada ku saabsan aftida laga qaadayo Koonfurta Sudaan oo hadii aad akhrido… Read more
Murugada Maxaa lagu Daweeyaa ? Qalinkii Mohamed Ahmed Ilkacase.
Haddaad u kuur gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mooddaa in Murugada, Wel-welka, Tiiraanyada iyo fekarku noqdeen qayb nolkoshooda ka mid ah, mid yar iyo mid wayn, mid dal… Read more
Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaate .maanta waxaad lawada socotaan xaalada uu ku suganyahay dalkii la odhan jiray soomaaliya ka dib markii… Read more
Xisbiga Hantiwadaaga islaamka ku dhisan oo soo saaray Baaq ku wajahan Puntland
KU: Dhamaan shacabka soomaliyeed kooxihiisa kala duwan meel ay jooganba. KU: Dowladda faderaalka ee Soomaliya KU: Dowladda maamul-goboleedka Puntland OG: Golaha dhexe ee xisbiga hantiwagaada islaamka ku dhisan. Xisbiga Hantiwadaaga… Read more
C/Risaaq Xaaji Xuseen oo 2002 Qoraal Dheer Ka Qoray Faragelinta ay Itoobiya Ku Hayso Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya.
Hordhac: Dabayaaqadii bishii May ee sannadkan 2002da ayaa bar ka mid ah baraha internetka ee ay soomaalidu wax isugu tebiso (somalitalk) waxa la iiga soo saaray dhanbaal 8 bog ka kooban oo… Read more
Dukumiinti ku Saabsan iibintii Guriga Safaarada Soomaaliya ee Kenya
Waxaa SomaliTalk.com heshay nuqullo kamid ah dukumiinti la xiriira iibsigii guriga Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Kenya, dukumiintigaas oo aad ka daalacan kartid halkan Download(pdf) ama HALKAN (magazine) waxaa ka mid… Read more
Punt-Land Needs A Structural Reform With Maakhir Folks At The Forefront By Ahmed Osman Dirie.
Dear readers, We have seen the arrogance and cynicism of our appointed leaders and the near collapse of a political system our people championed. How can we regain our relative… Read more
