webmaster@laasqoray.net

List/Grid

SPORTS Subscribe to SPORTS

Cayaarihii ka socdey Haylaan oo soo gabagaboobey iyo xaflad heersare ah oo loo qabtey

Cayaarihii ka socdey Haylaan oo soo gabagaboobey iyo xaflad heersare ah oo loo qabtey

Dhahar (SPR): Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey koobkii Nabada iyo isdhexgalka Bulshada kaasoo lagu qabtey garoonka ku bada cagta ee magaalada Dhahar. Koobkan ayaa waxaa soo abaabuley isla markaana maalgaliyey idaacada… Read more »

Kooxda Idaacada SPR oo ka qeyb gashey cayaaro ka bilowdey gobolka Bari.

Kooxda Idaacada SPR oo ka qeyb gashey cayaaro ka bilowdey gobolka Bari.

Boosaaso (SPR): Waxaa sanad walba lagu qabtaa gobolka Bari cayaaro loo qabto kooxaha naadiyada heerka koowaad ee Puntland, kuwaasoo ku cayaaro shirkado iyo kuwa si gaar ah loo leeyahay. Waxaa… Read more »

Gobolka Banaadir oo ku guuleystey Horyaalka Somalia

Gobolka Banaadir oo ku guuleystey Horyaalka Somalia

Shacabka ku nool Gobolka Banaadir ayaa aaakhirkii sanadakii tegey waxay heleen wax ay ku farxaan kadib markii xulkoodu uu ku guuleystey Horyaalka Xulalka Gobolada Soomaaliya oo ka socdey 15kii casho… Read more »

Wariyayaal Sporst oo abaalmarino la siiyay

Wariyayaal Sporst oo abaalmarino la siiyay

Waxaa abaalmarino lagu gudoonsiiyay magaalada Manchester suxufiyiin ka shaqeysa isboortiga Soomaalida ee qurbaha , kuwaasoo degan magaalada London. Saxafiyiinta abaalmarinada la siiyay ayaa waxey kala yihiin Cabdinaasir Ismaaciil oo Tv… Read more »

Garsoorayaal Soomaali ah oo tababar Tanzania u jooga

Garsoorayaal Soomaali ah oo tababar Tanzania u jooga

Magaalada Dar Salem ee dalka Tanzania waxaa ka soconaya tababar caalami ah oo loo qabanayo macalimiinta garoorayaasha Qaarada Afrika, waxaana Soomaaliya tababarkaas ku matalaya 4 macalin oo horay garsooreyaal caalami… Read more »

Wiil Soomaaliyeed oo u ciyaara West ham United

Wiil Soomaaliyeed oo u ciyaara West ham United

Ciyaaryahanka Ahmed Abdulla waa wiil Soomaaliyeed oo ka tirsan kooxda WestHam London oo ka mid kooxaha heerka koowaad ee dalka Ingiriiska. AHMED ABDULLA waxa uu ku dhashey 12 Nov 1991… Read more »

Sunderland oo dhulka ku jiiday Chelsea

Sunderland oo dhulka ku jiiday Chelsea

LONDON (LaasQoray.Net)—Record-kii ay Chelsea ku heysatay gurigeeda ayaa waxaa dhulka la galay Nedum Onuoha, Asamoah Gyan and Danny Welbeck kuwaasoo Sunderland u kala dhaliyay 3-0 ay kaga adkaatay kooxda horyaalka… Read more »