webmaster@laasqoray.net

List/Grid

COMMUNITIES NEWS --- BARNAAMIJYO KHAAS AH Subscribe to COMMUNITIES NEWS --- BARNAAMIJYO KHAAS AH

Warbixin- Xarunta As-Sunnah ee Magaalada Badhan oo gebo gebo ah una baahan kaalmadii lagu dhameystiri lahaa

Warbixin- Xarunta As-Sunnah ee Magaalada Badhan oo gebo gebo ah una baahan kaalmadii lagu dhameystiri lahaa

Akhristayaasha saxaabada Gobolka iyo tan Somalia waxaa hore loogu soo bandhigey warbixin ku saabsaneyd xarun balaaran oo laga hirgelinayo Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag isla markaana ka kooban Masjidul Jaamac,… Read more »

WAR SAXAAFADEED: HORN RELIEF WAXAY BEDDELAYSAA MAGACEEDA

WAR SAXAAFADEED: HORN RELIEF WAXAY BEDDELAYSAA MAGACEEDA

29ka   Maarso, Horn Relief waxa ay ku dhawaaqday in 20 sano oo hawlfulin ah ka dib uu uruku magaciisa    u beddelayo Adeso, oo ah eray laga soo dhiraandhiriyey African… Read more »

WARBIXIN ISKUULKA HADAAFTIMO

WARBIXIN ISKUULKA HADAAFTIMO

Magaalada Hadaaftimo oo ka tirsan Gobolka Sanaag isla markaana ka mid ah magaalooyinka ugu faca weyn ee gobolka ayaa waxaa ka socda horumar wax ku ool ah oo ay ugu… Read more »

Buug cusub- Biyo La Hubaa Waa Badhan

Buug cusub- Biyo La Hubaa Waa Badhan

Magaalada Badhan ee ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan uguna ballaadhan gobolka Sanaag ayaa waxaa u buuxsamay boqol sano ( Qarni ) oo kasoo wareegatey markii dhismihii ugu horreeyey laga… Read more »

Badhan:- Kulan Ballaadhan oo Lagu Qabtay Mac-hadka IQRA

Badhan:- Kulan Ballaadhan oo Lagu Qabtay Mac-hadka IQRA

Badhan : Mac-hadka Iqra ayaa galabnimadii Axadda waxa ka dhacday kulan ballaadhan , oo ay ka soo qayb galeen dhammaan ardayda qaybaha kala duwan ee mac-hadka, bareyaashiisa iyo maamulaha Mac-hadkaas… Read more »

Hashu Maankayga Gaddaye Ma Mansaar Bey Laqdey !!!!! Wadaniga

Hashu Maankayga Gaddaye Ma Mansaar Bey Laqdey !!!!! Wadaniga

Dhammaantiin Akhristayaal Assalaamu Calaykum : Waxan ka mid ahay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee reer Maakhir , kuna nool dalka dibadiisa , waxan aad u daalacdaa shebekadaha ka warama gobolada Maakhir ,… Read more »

Maqaal- Marka hore Midooba

Maqaal- Marka hore Midooba

Salaama caleykum, umadda soomaaliyeed guud ahaan, waxaan si gaar ah u salaamayaa Bulsha weynta reer maakhir. Waxa aan shaki ku jirn in is kaashiga, is bahaysiga, midnimada, iyo is raaciddu… Read more »

WARBIXIN- ARDAYDA DUGSIGA SARE EE AL-FURQAAN OO QABTAY TODOBAADKII DHAQANKA SOOMAALIYEED

WARBIXIN- ARDAYDA DUGSIGA SARE EE AL-FURQAAN OO QABTAY TODOBAADKII DHAQANKA SOOMAALIYEED

BADHAN:- Ardayda dugsiga sare ee al-furqaan ayaa galabta xaflad ku qabtay barxadda dugsigooda, waxayna ugu magac dareen (Todobaadka Dhaqanka), hawshan ayaa ahayd mid muddo laga soo shaqaynayey, iyadoomeesha lagu soo… Read more »

Isu Soo Bax Lagu Diiddan Yahay Musuq-Maasuqii Deeqda Waxbarasho Ee Turkiga Oo Ka Dhacay Magaalada Badhan. + Sawiro

Isu Soo Bax Lagu Diiddan Yahay Musuq-Maasuqii Deeqda Waxbarasho Ee Turkiga Oo Ka Dhacay Magaalada Badhan. + Sawiro

Badhan: Subaxnimadii Arbacada ayaa waxa magaalada Badhan ka dhacay iso soo bax ballaadhan oo ka dhan ah dulmigii iyo musuq-maasuqii lagu sameeyey deeqdii waxbarasho ee dawladda Turkigu siisey dawladda PL…. Read more »

MAHIIGA OO GUDOONSIIYEY IDAACADA SOMALI PUBLIC RADIO BILAD SHARAF LAGU AQOONSANAYAY WAX QABADKOODA

MAHIIGA OO GUDOONSIIYEY IDAACADA SOMALI PUBLIC RADIO BILAD SHARAF LAGU AQOONSANAYAY WAX QABADKOODA

Waxaa magaalada Minneapolis si weyn loogu soo dhaweeyey isla markaasina shir balaadhan ku qabtey isla magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota Ergeyga Gaarka ee arimaha Soomaaliya u Qaabilsan Qaramada Mideebo Dr…. Read more »