webmaster@laasqoray.net

List/Grid

COMMUNITIES NEWS --- BARNAAMIJYO KHAAS AH Subscribe to COMMUNITIES NEWS --- BARNAAMIJYO KHAAS AH

Alfalaax oo caawinaadi ugu horeesey ka qabtay Masjidka Al Nuur ee Laasqoray

Alfalaax oo caawinaadi ugu horeesey ka qabtay Masjidka Al Nuur ee Laasqoray

Jamciyada Alfalaax ayaa waxay ka caawisey Jaamicii qadiimka ahaa ee Degmada Laasqoray iney u qodo musqulo iyo iney dhigto mushamac lagu tukado iyadoo isla markaana talaabadani ay noqotey tii ugu… Read more »

OGEYSIIS:- Shirweyne Jaaliyada Sanaag, Haylaan, Galbeedka Bari iyo Jubada Hoose oo ka dhacaya Liverpool

OGEYSIIS:- Shirweyne Jaaliyada Sanaag, Haylaan, Galbeedka Bari iyo Jubada Hoose oo ka dhacaya Liverpool

Waxaa Dhamaan Jaaliyadaha Kasoo Jeeda Goboalda SANAAG, HAYLAND IYO BARI Iyo Gobolka JUBBADA HOOSE La Ogaysiinayaa Inay kasoo Qayb Galaan Shirkii LABAAD oo Ka Dhici Doona Magaalada LIVERPOOL ee Wadanka… Read more »

FADLAN KA QEYB QAADO DHISIDA JAAMACA DHAHAR

FADLAN KA QEYB QAADO DHISIDA JAAMACA DHAHAR

”Yaa ku sadaqeesanaya dhimeystirka beytka ilaahay oo inashaallah ilaahay guri uga dhiseya jannada”. Magaalada Dhahar ee  Xarunta Gobolka Hayland waxa la Aas Aasay intee u dhexaysay  1958- 1959- Inta u… Read more »

Community Related Organization-Profile of SMART Vision

Community Related Organization-Profile of SMART Vision

Following years of prolonged conflict in Somalia, many institutions have emerged to fill the void left by a lack of formal public regime. Some of these institutions however, are lacking thefundemental capacity to design,… Read more »

Fadlan ka qeyb qaado Dhisida Dugsiga Sare ee Ceelbuh

Fadlan ka qeyb qaado Dhisida Dugsiga Sare ee Ceelbuh

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee qaybeheeda kala duwan ee daneeya waxbarashada iyo horumarka wadanka Soomaaliya iyo aayo ka talinta ubadka Soomaaliyeed in degmada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag Soomaaliya ay ka… Read more »

Xagee Marayaa Dhismaha Machadka Badhan Ee Culuumta Sare [Iqra Institute For Higher Education]+Sawiro

Xagee Marayaa Dhismaha Machadka Badhan Ee Culuumta Sare [Iqra Institute For Higher Education]+Sawiro

Bulsha weynta Reer Sanaag waxaan ugu bishaareyneynaa in uu bilowday Dhismihii Machadka Iqra ee magaalada Badhan, xarunta 2aad ee Gobolka Sanaag iyadoo qeyb ka mid ah Machadka Iqra dhidibada loo… Read more »

Wersheda Kaluunka Ee Laasqoray Ayaa Soo Bandhigtey Wax Soorkeeda Caalamiga Ah[Warbixin Iyo Sawiro]

Wersheda Kaluunka Ee Laasqoray Ayaa Soo Bandhigtey Wax Soorkeeda Caalamiga Ah[Warbixin Iyo Sawiro]

Weshedda Kalluunka ee Laasqoray ayaa maanta soo bandhigtay qaybaha kala duwan ee Kalluunka ay Wersheddu farsamayso kadib munaasbad balaaran oo maanta lagu qabtay Guriga Rugta ganacsiga Puntland ee Magaalada Bossaso…. Read more »

Warbixin: Xagee Marayaa Machadka Iqra Institute For Higher Education, Kana Qeyb Qaado Dhameystirkiisa

Warbixin: Xagee Marayaa Machadka Iqra Institute For Higher Education, Kana Qeyb Qaado Dhameystirkiisa

Gobolka Sanaag waxaa uu ka mid yahay gobolada ugu hooseeya marka loo eego dhinaca waxbarashada Sare iyadoo uusan gobolku lahayn goob lagu barto waxbarashada ka sareysa dugsiga sare taas oo… Read more »