Suugaan Subscribe to Suugaan
Gabey cusub oo lagu magcaabo GALGALA
Cumar Sanaag oo hore gabayo badan sii daayey ayaa waxa uu yiri ”Gabaygan inaan curiyo waxaa igu kalifey dhibaatada ka taagan Gobolada Puntland gaar ahaan Galgala iyo Gaalkacayo. Gabaygan oo tilmaamaya… Read more
Gabey:-Dib inaan u gado doonidii- Cumar Maxamuud Gurey
Gabeygan qiimaha badan ee Dib inaan u gado Doonidii oo uu tiriyey abwaanka sanadka Cumar Maxamuud Gurey Dirir, Cumar Sanaag isla markaana gabayo badan u tiriyey kana hadla had iyo… Read more
‘Guul Maakhir’ waa Gabay uu tiriyey Mr Shiine
Gabaygan la magac baxay ‘Guul Maakhir’ waxa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine). Wuxu ku hal qabsanayaa Saalax Yuusuf Dabaraan. Gabaygu wuxu soo if baxay ka dib markii dhowaan laga aasaasay Maammul… Read more
Gabey la magac baxay PUNTLAND oo uu tiriyey Cumar Sanaag
Gabaygan oo ah gabey cusub ayaa waxa lagu magcaabaa Puntland, gabaygu waxa uu ka hadlayaa cadaalad darada Puntland ku habsatey tan iyo intii ay dhalatey maamulkaasi. Cumar sanaag iyo gabeygii… Read more
GABEY QIIMO BADAN -Iskuduubni waa deeq alee sow ku degi meyno
Abwaan Cumar M Gurey oo ku magac dheer Cumar Sanaag ayaa tix gabey ah tiriyey taas oo ujeedadeedu tahey in bulshada Maakhir ay isku duubnaato, iskana ilaaliso tafaraaruqa iyo kala… Read more
Gabay la yiraahdo: MADARSHOON iyo CAQIIBO
Halkan Hoose ka Dhageyso Gabeyga Madarshoon Halkan ka Dhageyso Gabeyga http://laasqoray.org/wp-content/plugins/Gabay_Madarshoon5.mp3 Mugga gabayga miisaanka iyo meerintiyo jiibta Marraan iyo maqluub baa murtida muunaddeed dila’ee Macnaha lama warsado niman aqoon xaajo… Read more
“MARIN SEEG” waa gabay cusub oo uu tiriyey Abwaan Mataan.
Gabaygan lamagac baxay “MARIN SEEG” waxaa tiriyey Abwaan Cabdul-qaadir Maxamuud Cismaan oo ku magac dheer ” Mataan” , gabaygan ayaa wuxuu soo baxay Bishii October Kowdeeda ee 2010. Waa gabay iftiiminaya masuuliyada iyo… Read more
DHAGAYSO—-Gabay la magac baxay DARXUMO oo uu tiriyey Al-Ustaad, Abwaan Mursal Siciid
Waxaa maanta oo taariikhdu ahayd 9/11/2010 laga baahiyey warbaahinta reer galbeedka oo ay hormuud ka ahaayeen idaacadaha BBC-da iyo VOA-da laamohooda afsoomaaliga dhacdo murugo leh oo kicisey dareenka qof kasta… Read more
