Wareysi Subscribe to Wareysi
GABEY QIIMO BADAN -Iskuduubni waa deeq alee sow ku degi meyno
Abwaan Cumar M Gurey oo ku magac dheer Cumar Sanaag ayaa tix gabey ah tiriyey taas oo ujeedadeedu tahey in bulshada Maakhir ay isku duubnaato, iskana ilaaliso tafaraaruqa iyo kala… Read more
Idaacada SPR oo Wareysi xasaasi ah La yeelatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”
Muqdisho (SPR): Wareysi dheer oo ay idaacada SPR la yeelatey gudoomiyaha Banaadir Maxamuud Tarsan ayaa ka hadley arimo dhowr ah oo aanu wax ka weydiiney. Gudoomiyaha ayaan wax ka weydiiney… Read more
Radio Laasqoray oo Wareysi gaar ah la yeeshay Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla.
Radio Laasqoray, ayaa waxaa u suuro gashay inuu Wareysi gaara oo dhinaca khadka Telephoneka ku la yeesho Xildhibaanad Caasho Axmed Cabdalla oo katirsan Baarlamaanka Fadraalka Soomaaliya . Xidlhibaanad Caasha Axmed… Read more
Idaacada SPR oo Wareysi ku aadan Mudaharaad ka dhacay Magaaladda Badhan La yeelatay Nabadoon Cabdilaahi Cabdi Ibraahim
Duhurnimadii maanta ayaa waxaa magaalada Badhan ka dhacay isu soo bax balaadhan oo looga soo horjeedo dowlada federaalka iyo qaabkii ay usoo magacowday golaha wasiirada, ayaa waxaa isu soo baxaasi… Read more
