Tacsi Subscribe to Tacsi
Tacsi Geeridii ku Timi Reer Khaliif Cabdi Nuur iyo Reer Xirsi Faroole
uud ahaan Dadkan Waxay Tacsi u dirayaa Qoyskii ay ka Geeriyootay Marxuumada Faaduma Xirsi Faroole oo ku xijaabatay degmada Ceelbuh ee Sanaag, Waxaanu si Gaar ah Tacsi ugu diraynaa Dhamaan Reer… Read more
TACSI- Maxamud Cashuur
Inaa Nilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun. We are for Allah, and we will return to Him Waxaan halka tacsi uga diraynaa qoyskii, qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Xaamud Abokor oo 28/02/2011… Read more
Qoyska Reer Maxamed Yacquub oo tacsi u diraya Qoyskii iyo Qaraabadii, Aasbaabtii Marxuum Xaamud Abokor
Inaa Nilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun. Waxaa anaga oo ah qoyska Reer Maxamed Yacquub halka tacsi uga diraynaa qoyskii, qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Xaamud Abokor oo 28/02/2011 ku… Read more
TACSI- Marxuum Maxamed Cashuur Cabdalle
Inalilaa Wa Inailahu Rajucuun Waxa Shalay Ku Geriyoodey Magalada BADHAN ee Gobolka SANAAG Marxuum MOHAMED ASHOOR ABDALE Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Suuasha U Fududeeyo Janatufl… Read more
Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale oo Saaka ku Geeriyooday Degmada Qaloocan.
Suldaan Xasan Xaaji Cali Baale oo ka mid ahaa Isimada Soomaaliyeed ee caanka ahaa, ayaa saaka ku geeriyooday degmada Qaloocan ee dhulka ay Soomaalidu degto ee Itoobiya maamusho. Allaha u… Read more
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Marxuun Mohamed Macalin Xasan oo ku geeriyooday magaalada (addis ababa) ee dalka itoobiya.
Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuun Mohamed Macalin Xasan oo ku geeriyooday maalinimadii shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 18/11/2010 caasimada wadanka itoobiya… Read more
Taci Marxuun Maxamed Xasan Dhiil oo Xingalool ku Xijaabtay
Anagoo ah jahliyada reer xingalool ee ku nool qurbaha waxaaan tacsi tiiraanyo leh diraynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeiyooday Al marxuum xaaji mamed xasan dhiil oo ku geeriyooday degmada… Read more
