Warar Subscribe to Warar
Dowlada Puntland oo jawaab ka bixisey Dastuurtka Qabya qoraalka ah ee Soomaaliya
Iyadoo ay soo badaneyso diidmada lagaga horyimi dastuurka qabya qoraalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa Maamul gobobleedka Puntland gudi uu usaarey dib u eegida dastuurka qabya qoraalka ahi waxay soo… Read more
Jaaliyada Maakhir ee dalka Kenya oo Si KMG ah Xilkii Odayaasha ugu Wareejisay
Nairobi:- Kulan ay Yeesheen odayaasha Maakhir ee dalka Kenya iyo Gudoonka Jaaliyadu Maalntii shalay wuxuu ahaa mid is xog Waraysi ah iyo waliba in Gudoonkii Jaaliyadu ay Odayaasha uga waramaan… Read more
Shirkii Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay (SAWIRRO)
Shirkii ergada ansixinta dastuurka ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo isku keenay oday dhaqameedyo gaaraya 135 oo go’aan ka gaari doono soo xulida ergada ka qeyb galeysa baarlamaanka iyo… Read more
Isimadii Puntland uga qaybgalaya dastuurka DKMG oo Garowe ka duulay+Sawiro
Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland ka duuley wefdi balaaran oo ah Isimada Deegaanada Puntland oo u duuley xarunta dalka Somalia ee Magaalad Muqdisho isla markaana ka qeyb galaya… Read more
Ogeysiis-Shirka Maakhir Holland ee Sabtidan 5-5-2012
Gudoonka Jaaliyadda Maakhir Holland iyo ururkeyda “UHM” waxey ku casumeyaan dhamaan xubnaha ka tirsan jaaliyadda iyo kuwa aan weli iska qorin jaaliyadda ee u dhashey mandiqada Maakhir iney kasoo qeybgalaan shirka Guud ee Jaaliyaddan… Read more
Jaaliyada Ka mid ah Kuwa Qurba ee G.Sanaag ee Guulo Muujisay
Nairobi:- Jaaliyadaha Sadexda Gobol ee Sanaag, Hayland iyo Gobolka Bari waxay aad ugu badan yihiin Wadamada Dibada sida North America iyo UK waxa la Oran karaa waa meelaha ay… Read more
General Ilka Jiir oo ay Qadasho Sharaf u Sameeyeen Jaaliyada Gobolada Hayland,Sanaag iyo Bair ee dalka Kenya +Sawiro
Nairobi (GalGalanews) Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Pl General Ilka Jiir ayaa Qado Sharaf la qaatay Xubnaha Jaaliyada Dalka kenya, waxana Qadadaasi ay ka dhacday Hotel Bara-kaat. Shirkaasi oo ahaa… Read more
Suldaan Siciid oo Waraysi uu BBC-da Siiyay Kaga Hadlay Ansixintii Dastuurka PL Dhegayso
Garoowe:- Suldaan Sicid c/salaam Maxamuud Cali Shir oo ka mid ah Duubabka dhaqanka ee Puntland isaga oo Sheegay inay PL Gaadhay Huromar Wanaagsan Halkan Riix Dhegayso
Puntland oo Dastuur yeelatey kadib markii ay Ergooyinku ansixiyeen
Shirweynihii ansixinta Dastuurka Puntland loogu coddaynayay ayaa soo gabagaboobay maanta (Arbaco) waxaana si aqlabiyad ah loogu coddeeyay Dastuurka iyada oo ogaladeen 472 Ergey, waxaana dii day 6, waxaana Ergeda maqnaa… Read more
