webmaster@laasqoray.net

List/Grid

Warar Subscribe to Warar

Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991-dii

Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991-dii

“Waa in Soomaaliya ku dhaqantaa sharcigii Badda ee soo baxay 1988-dii…” – Goaanka baarlamaanka DFKMG Oct 8, 2011 Xildhibaanadda Baarlamaanka DFKMG oo si buuxda isugu raacay 6 qodob oo ku… Read more »

WARBIXIN- ARDAYDA DUGSIGA SARE EE AL-FURQAAN OO QABTAY TODOBAADKII DHAQANKA SOOMAALIYEED

WARBIXIN- ARDAYDA DUGSIGA SARE EE AL-FURQAAN OO QABTAY TODOBAADKII DHAQANKA SOOMAALIYEED

BADHAN:- Ardayda dugsiga sare ee al-furqaan ayaa galabta xaflad ku qabtay barxadda dugsigooda, waxayna ugu magac dareen (Todobaadka Dhaqanka), hawshan ayaa ahayd mid muddo laga soo shaqaynayey, iyadoomeesha lagu soo… Read more »

Bisha Cas Kuwait oo Maalintii Labaad Deeq ka Qaybinaysa Bosaaso +Sawiro

Bisha Cas Kuwait oo Maalintii Labaad Deeq ka Qaybinaysa Bosaaso +Sawiro

Magaalada Bosaaso Maalintii labaad waxa laga wadaa cunta qaybin ay wadaan Bisha Kuwait oo ay weheliyaan Saraakiil Sar Sare oo Somali ah iyo Ganacsad deeqdaasi ayaa loo qaybiyay Laba Kun… Read more »

Hanbalyo Aroos

Hanbalyo Aroos

Dhamaan Dadkan Magacyadooda hoos ku xusanyihiin waxay Hanbalyo Aroos Hawada u Marinayaan Mudane:  Cabdisamad Cilmi Ciise iyo Fatima Maxamud Maxamed Gees oo arooskoodu ka dhacay Dalka maraykanka Taariikhdu marka ay… Read more »

Isu Soo Bax Lagu Diiddan Yahay Musuq-Maasuqii Deeqda Waxbarasho Ee Turkiga Oo Ka Dhacay Magaalada Badhan. + Sawiro

Isu Soo Bax Lagu Diiddan Yahay Musuq-Maasuqii Deeqda Waxbarasho Ee Turkiga Oo Ka Dhacay Magaalada Badhan. + Sawiro

Badhan: Subaxnimadii Arbacada ayaa waxa magaalada Badhan ka dhacay iso soo bax ballaadhan oo ka dhan ah dulmigii iyo musuq-maasuqii lagu sameeyey deeqdii waxbarasho ee dawladda Turkigu siisey dawladda PL…. Read more »

DAAWO— Hees Cusub oo Lamagac Baxdey “GARGAAR” oo ka Hadleysa Abaaraha, Waxaa Qaadaya Fanaanka Da’da yaree Jaabir Jarkabood… Ereyadii/laxankii/Musigii Saalax Doonyaale

DAAWO— Hees Cusub oo Lamagac Baxdey “GARGAAR” oo ka Hadleysa Abaaraha, Waxaa Qaadaya Fanaanka Da’da yaree Jaabir Jarkabood… Ereyadii/laxankii/Musigii Saalax Doonyaale

Abaaraha iyo barakaca Soomaaliya ku habsadey ayaa waxaa lagu tilmaamaa kuwii ugu xumaa ee ka dhacay mudo ka badan 90 sano. Abaarahan oo saameyn ku yeeshey dadka iyo duunyadaba ayaa… Read more »

Masjidka Al-Noor ee Magaaladda Badhan oo u Baahan Gargaar Deg Dega.

Masjidka Al-Noor ee Magaaladda Badhan oo u Baahan Gargaar Deg Dega.

Warbixin cusub oo naga soo gaarey maamulka masjidka Al-Noor oo ka Qayla dhaaminaya Dayac Tiri uu u baahan yahay Masaaajidkaasi Jaamaca ee Badhan. Sida ku Cad Sawiro laga soo qaaday… Read more »

MAHIIGA OO GUDOONSIIYEY IDAACADA SOMALI PUBLIC RADIO BILAD SHARAF LAGU AQOONSANAYAY WAX QABADKOODA

MAHIIGA OO GUDOONSIIYEY IDAACADA SOMALI PUBLIC RADIO BILAD SHARAF LAGU AQOONSANAYAY WAX QABADKOODA

Waxaa magaalada Minneapolis si weyn loogu soo dhaweeyey isla markaasina shir balaadhan ku qabtey isla magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota Ergeyga Gaarka ee arimaha Soomaaliya u Qaabilsan Qaramada Mideebo Dr…. Read more »

Baaq ku socda Jaaliyadaha Maakhir ee Dibadaha ku nool

Baaq ku socda Jaaliyadaha Maakhir ee Dibadaha ku nool

As salaama caleykum- Salaanta qaaliga ah eek or ku xusan ka diba mahad ilaah baa iska leh, nabad gelyo iyo naxariisna waxay ahaatay negigeenna suubban korkiisa(CSW). Intaa ka dib anagoo ah… Read more »

Barnaamijka JPLG oo ka shaqeeya 4 degmo oo lagu kordhiyey degmooyin cusub

Barnaamijka JPLG oo ka shaqeeya 4 degmo oo lagu kordhiyey degmooyin cusub

Kullan ballaaran oo iska kaashanayeen Wasaarada arrimaha guddaha Puntland iyo hay’ado kale oo ka kooban 5 oo hoos yimaada qaramada middoobay ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyey caasimada Puntland ee Garoowe…. Read more »