Warar Subscribe to Warar
HANBALYO AROOS- C/sadiiq Ibrahim Hassan iyo Hoodo C/raxman Bidaare
Hambalyo Hambalyo Boqorka IYo Boqorada ABDISADIIQ IBRAHIM HASSAN IYO MARWO HOODO CABDIRAHMAN BIDARE Oo Arooskodu Ka Dhacay Magalada LIVERPOOL EE Cariga Ingiriiska Hooyo Canab M Gees Hooyo Maryan Cali Jaarik… Read more
Ogeysiis: Shirka Maakhir Holland oo dhici doona Axada 23-10-2011
KU : Jaaliyada Maakhir ee Holland, Anagga oo tixraaceya qodobadii kasoo baxey shir kooban oo asbuucii hore isugu yimaadeyn gurikeyga qaar ka mid ah Odeyaasha Maakhir ee Holland, waxaanu go’aaminey… Read more
Shirka Dhanka Telefoonka ah Oo Lagu Qaban Doono Nairobi
Waxaa Maalinimada Axadda ee Bishu tahay 16/10/2011 la qabanayaa Kulan Dhanka Telefoonka ah Oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Maakhir Ee Dalka Kenya.Hadaba Si aad U Ogaato Ujeedada Shirka ama uga mid… Read more
Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya
Aagga Block L5 oo Kenya gudaha u soo gashay Xukuumadda FKMG ma ka hor istaagi doontaa Kenya sahaminta ay ka waddo gudaha Badda Soomaaliya? Xadka Soomaaliya & Kenya: Aagga Raas… Read more
Ciidamada Puntland oo Hawl galo ka fuliyey Goobo u dhow Ceerigaabo
Col.Cabdilaahi Cumar Cashuur oo ah taliayaha Ciidamada daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag ayaa faahfaahin ka bixiyey Howlgalo ay kula dagaalamayaan dhul durugsiga maamulka la magac baxay Somaliland waxuuna sheegay taliyuhu in… Read more
Gobolka Haylaan oo Maamul yeeshey
Gobolka Haylaan ee xaruntiisu tahay Degmada Dhahar ayaa Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen loo magcaabey isla markaana Gudoomiye loogu magcaabey axamed Faarax Ciise [Jeentaro] Halka ku Xigeen loo MagcaabayMuuse Cali Muuse…. Read more
Faroole Gabaygiisii ahaa ”Maxaa iga galay Puntland
Maxaa iga galay Puntland Ninkaa ii baaqayoow Gabayga soo baaciyoo Biddaha igu sheegayoow Halkuu magacay ku bacay Adeer ii bidhaamiyoo Bayaan iigu soo caddee Anigoo qaxooti baas Da’daydoo boqol ku… Read more
Ogeysiis: Shirka Maakhir Holland oo dhici doona Sabtida 22-10-2011
KU : Jaaliyada Maakhir ee Holland, Anigga oo tixraaceya qodobadii kasoo baxey shir kooban oo asbuucii hore isugu yimaadeyn gurikeyga qaar ka mid ah Odeyaasha Maakhir ee Holland, waxaanu go’aaminey… Read more
Jaaliyadaha Maakhir oo taageerey Shirkii Dubai
Jaaliyadaha Maakhir ee Bariga Africa waxay Taageero iyo Garab u Muujinayaan Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Gudiga Odayaasha Maakhir ee Dubai kaasi oo qabsoobay [6th Octobe]Shirkaasi oo ay ka dhex… Read more
