Loading...
You are here:  Home  >  SPORTS  >  Current Article

Wariyayaal Sporst oo abaalmarino la siiyay

By   /   November 17, 2010  /   Comments Off

Waxaa abaalmarino lagu gudoonsiiyay magaalada Manchester suxufiyiin ka shaqeysa isboortiga Soomaalida ee qurbaha , kuwaasoo degan magaalada London.

Saxafiyiinta abaalmarinada la siiyay ayaa waxey kala yihiin Cabdinaasir Ismaaciil oo Tv Universal Sports ka sheega iyo Yusuf Yusuf oo ururka SSPAMEDIA ka tirsan.

Abaalmarintaan ayaa waxaa siiyay wariyayaasha gudiga Somali Old Boys Manchester, markii ay sabab ugu dhigeen taageerada iyo dadaalka ay ugu jiraan  suxufiyiintaan soo shaac bixinta isboortiga Soomaaliyeed ee Qurbaha.

Gaashaanle sare Shariif Zeeno ayaa gudoonsiiyay mudane Cabdinaasir Sola, halka Mudane Fuaad Osmaan(WPSC) u gudoonsiiyay  Mudane Yusuf Yusuf.

Gaashaanle sare Shariif Zeeno oo abaalmarin siinaya Cabdinaasir Sola

Munaasabadaan waxaa soo qaban qaabiyay Garsoore Caalami mudane C/qaadir Mohamed Ibrahim ‘’Caddaay’’ iyo ciyaaryahan hore mudane Axmed Bishaar Sheegoow.

Comments

comments

    Print       Email
  • Published: 913 days ago on November 17, 2010
  • By:
  • Last Modified: December 8, 2012 @ 3:39 pm
  • Filed Under: SPORTS

You might also like...

soyth afrika

Nigeria oo qaaday koobka Qaramada Afrika.

Read More →