Wiilkaan yar waxaa la yiraahdaa Khalid Cabdulahi Maxamed (galeyr) waa 6 bilood jiroo kaliy. wiilkaan wuxuu ku dhashay asagoo ka jiran xabuunta taranka,waxa wiilkaas yar la geeyey dalka ethopia hadana dhaqaale xumo jirta awgeed ayaa wiilkaas yar waxba loo qaban waayey.
ugu danbeeytii waxaa la isla gartey in wiilkaan yar oo dhibanaha ah wax loo weeydiiyo walaahiis muslimiinta ah si ay wax tar ugu sameeyaan.
Fadlan wiilkaan waxtarkiisa kala xiriir cinwaanada hoos ku qoran.
Mobile: 0025290722142
E-mail: mcshoole@hotmail.com ama cmxaashi@hotmail.com
SAWIRO- Digniin:- WAA SAWIRO NAXDIN LEH


