webmaster@laasqoray.net

Ardey Reer Puntland ah oo ka Qalin Jabiyay Jaamacad ku taala Wadanka Uganda.+Sawirro

Waxaa xalay lagu qabtay hoolka jamacada kampala international universitye ee   (KIU) xaflad ay aad usoo agaasimeen ururka ardayda reer puntland ee wadanka Uganda oo loso gabiyo PUNSA xafladaas oo ay ka soo qayb galeen ururada ardayda wadanka ugadna sida Kenya students Somaliland students Somali students iyo ganacsato reer puntland ah iyo culimawadanka Uganda.

Xaflada ayaa ku bilaabantay sidii loogu talgalay ee jadwalkub ahaa xaflad oo daha laagag qaaday ayadaha quraanka kariimka ah ayaa waxaa halkaa ka akhriyey sheikh Ahmed abdinasir  shikha qurankisa kadib ayaa waxaa hadalka laweregay gudomiyaha arday reer puntland ee Uganda mr, mahamed abdirizak (canqari) mr canqari ayaa ka shekeeyey xaflada waxay ugu tala galeen mr canqari ayaa sheeagy inay ku gulaysteen mudadii yaray ee ay xilka hayeen inay xaflad sagootin ah uqabtaan arday reer puntland ee jamacadaha dhamaystay taas oo ku tilmaamay inay u fududeyeen ardayda ardayda la aanteedna aynaan sura gasheen inay noo qabsonto.

Gudomiyaha kadib ayaa waxaa hadalka lasii yey qaban qabiyiiha xafladan mrs sundus dahir osman oo iyana ka shekaysay heerka ay soo marty qabso mita xafladan mrs sundus ayaa sheegtay mihimada xafladan  inay qiimo aad uweyn ugu fadhido mrs sundus kadib ayaa hadalka waxaa lasiyey mrs bahja said hassan oo ah gudomiyaha dhinaha gabdhaha ee ardayda mrs bahja ayaa shegtay inay caawey aad ugu farxsanthaya xafladan ay walalhood usameyeen oo mid kamid ah gabdha reer puntland cawey ujeedo iyadoo dhamaysatay waxbarashgadeead kulana dardarantahay inaay wadankii wax ugag fai’adyso gabdha aan janiska uhelin inay halkan wax inagala bartaan  mrs bahja ayaa halka kula kaftantay gabdha goobta fadhieye oo ay tiri walalayaal gabdhoon ogaada inay naa dhaqankeena kategin lakin aan waxbarno oo ay dintenu inoo ogoshahay inataa ka dib ayaa waxaa lagu soo dhoweyey mr,saadiq ahmed bihi oo ahaa board ka ardyda reer puntalan mr sadiq ayaa ardayda ku dhiri geliyey inay wax barshada aad ugu dadalaan kula dardarmay ardayda inay uga dhirigeliyaan intaan dhamaysan inay dhamystaan

Inataa kadib ayaa hadalka lasiiyey gudoomiyaha ardayda Kenya mr,ismail Adan dabar oo Somali sujuu mr ismail ayaa hadal koban halkaas ka soo jediyey waxa sidoo kale hadalka lasiiyey gudomiyaha ardayda Somaliland mr, mahamed ahmed oo isna halkaa hadal kazoo jediyey

Waxaa isna halkaa hadal Kooban  ka soo jediyey gudomiyihii hore ee wandan Uganda mr, mukhtar Abdisalan(jeeg) oo halkaa ku soo bandhigay sawir ka durjumaya ardayda mr,jeeg ayaa shegay in loo bahan yahay inay ardaydu siwanaagsan waxa isna khadka telefonka kaga qaybgalay xaflada wasiirka wax barashada puntland mr, mahamed farha juha  ubartaa  xaflada ayaa ku soo dhamaty jawi farxadeed iyo hanbalyo hanbalyo
ardayda qalin jebisay cawey ayaa ahaakuwa ubadan masterska magacyadoodu sidan

1. said yusuf farah           masters
2. Ahmed gelle shire        master
3. dahir mahamed wilwe    master
4. abdirahman said farah     master
5. mahamed shire jama       master
6.  Sadiq Ahmed Bihi          master
7. Axmed c/nasir siciid        master
8. Yahye Ahmed mahamud    master
9. hassan A/qadir Xasan maste
10. A/Karin abdulahi du’ale       degree
11. omar ahmed  (fardale)        degree
12. ayaan aydaruus haji hersi    degree

Isku soo wadaduuduuboo ardaydani Reer Puntland  ayaa waxay noqanayaan kuwii ugu horeeyey oo iyaga ka qalinjebiya Jaamacada KIU oo xaflad qalijebin ah loogu sameeyo xarunta Jaamacada KIU ee Magaalada Kampala.

Najma Ahmed Ali
kampala Uganda
najm8012@yahoo.com

LaasqorayNET

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

3 Responses

  1. ar inta qalin jabisay mid wax si fiican wax u bartay kuma jiro oo anigaa aqaan sida ay u muuqatana danbi iyo xasarad ayay iyo qaabiil ayay ka shaqayn jireen.

  2. aad ayaan ugu hanbalyaynayaa dhamaan ardada ka qalin jebisay jaamacada hanbalyo hanbalyo ayaan leeyahay marlabaad waxaan kaloosalaamayaa dhaman dhalinta reer hadaaftimo oo asxabtayda ah oo kaqalin jebisay jaamacada oo ay qayb tood iimuuqdaan waxana leeyahay guul ayaan idiin wadarajeenayaa dhamaan ardada reer puntlad hanbalyo iyo dadaal wanaagsan iyo wax qabad isbedel owadanka ah ayaa idiin yaala hawsha culus in ilaahay idiin fududeeyo

  3. aad ayaan ugu hanbalyaynayaa walaalheen jamcad dhamaystay