webmaster@laasqoray.net

Ardeyda Deegaanka Wardheer ee Gobolka Sanaag oo xaflad loo qabtey

Maamulka Dugsiga tuulada Wardheer ayaa xaflad weyn u qabtay ardayda dugsiga taas oo lagu soo xidhayey sanad dugsiyeedkan 2010/2011 iyadoo xafladana abaal marin lagu gudoonsiiyey ardaydii kaalimaha koobaad, labaad iyo sadexaad ka gashay imtixaankii dambe ee sanadkan.

Dugsiga Wardheer ayaa ku yaalla Tuulada Wardheer oo ka ku taalla galbeedka Degmada Xingalool una jirta qiyaastii 30 Km oo kaliya, waana markii ugu horreysey oo dugsigu uu si guul ah ku gaba-gabeeyey sanad dugsiyeed maadaama oo sanadkan dugsiga si rasmi ah loo

HALAKAN KASII AKHRISO

Comments are closed.