webmaster@laasqoray.net

Ardeyda fasalka 8aad ee Degmada Xingalool oo imtixaankoodii u fariistey

Degmada Xingalool oo ah xarun weyn oo ka mid ah xarumaha lagu qaadayo imtixaanka ee gobolka Sanaag ayaa waxaa u fadhiisanyey imtixaankan ardey ka badan 50 arday oo ka kala socda dugsiyada hoose dhexe ee Degmada Xingalool iyo Magaalada Damallo xagarre iyo dugsiga sare ee Xingalool.

Kormeereyaal ka socday wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in tirada guud ee ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe sannadkan ay yihiin 4310 arday, halka fasalka 12aad (form four) ay u fadhiisteen arday dhan 1524 arday

Halka kasii akhriso+ Daawo Sawiro

Comments are closed.