webmaster@laasqoray.net

Bisha Cas Kuwait oo Maalintii Labaad Deeq ka Qaybinaysa Bosaaso +Sawiro

Magaalada Bosaaso Maalintii labaad waxa laga wadaa cunta qaybin ay wadaan Bisha Kuwait oo ay weheliyaan Saraakiil Sar Sare oo Somali ah iyo Ganacsad deeqdaasi ayaa loo qaybiyay Laba Kun oo Qoys waxana ay ka Kooban tahay cunta Fudud iyo Raashinka sida Bariis, Sonkor, Saliid

Cumar Xaaji Cali  oo Deeqdaasi Xubnaha Soo xaawilay ka mid ah ayaa warbaahinta u sheegay in ay Toos uga soo Foshay Dolwada Kuwait oo Horay Koon Furta Somaliya deeq tan la mid ah uga qaybisay.

Cumar Xaaji waxa kaloo uu BBC-da u sheegay Xalay inay Gaadhayaan Somaliland  oo ay deeqdaasi ka qaybindoonaan, dhamaan dadkii Deeqdaasi loo qaybiyay ayaa sheegay inay u mahaceliayaan Hay’adda Bisha ee Kuwait.

Dadkaasi deeqdaasi ka qayb qaadanayay qaybinteeda waxa ka mid ah Ganacsada Xasan Faarax Bile oo ka mid ah Ganacasada Somaliyeed.

Halka kasii akhrriso.

Xigasho:GalgalaNews


 

Comments are closed.