webmaster@laasqoray.net

Cawad Cashara oo soo dhaweeyay Doorashada Baarlamaanka

Xildhibaan Cawad Cashara oo sheegay in xildhibaanada Soomaaliyeed ay sii wadayaan ololaha siyaasadeed oo ka dhan ah Shariif Xasan iyo Mahiiga, soona dhaweeyay gudoonka cusub ee Baarlamaanka

Mudanayaasha ka tirsan barlamaanka KMG Soomaaliye ee ku sugan dalka Kenya ayaa sheegay in ay wadaan olole siyaasadeed ee ka dhan ah Shariif Xasan iyo Mahiiga, iyagoo soo dhaweeyay gudoonka cusub ee loo doortay baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha gudiga Warfaafinta barlamaanka KMG Soomaaliya Cawad Axmed Cashara ayaa ka warbixiyay isaga oo wareeysi siinayay ‘Kulmiye’dacwado ka dhan ahaa Shariif Xasan Shiiq Adan iyo Mahiiga oo ay u gudbiyeen Xoghayaha QM Pan ki moon

Halkan kasii akhriso

 

Comments are closed.