Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra’iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda Saracen, si shirkaddaasi uga hawl gasho Soomaaliya, taas oo ra’iisul wasaarahii hore ee DFKMG ku tilmamaay waxba kama jiraan.
Halakan ka akhriso warkii oo dhameystiran.
Faafin Somalitalk.com
