Badhan (SPR): Waxaa socdaal dheer uga baxay xarunta idaacada SPR ee gobolka Sanaag Yaasiin Cali Ciise oo safarkiisa dheer kusoo marey xeebaha gobolka Mudug halkaasoo uu kula kulmey shacabka deegaanadaasi ku dhaqan iyo waliba burcad badeeda goobahaasi ku sugan.
Barnaamijkan ayaa ah barnaamij taxana ah oo daraasad dheer ku samaynaya saamaynta ay burcad badeedu ku yeesheen dalka Soomaaliya.
HOOS KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA
HALKAAN KU DHAGAYSO MP3
–
