webmaster@laasqoray.net

Dhageyso Barnaamij todobaadla ah oo ka hadlaya Muqdisho

Muqdisho (SPR): Barnaamijkan oo aan diirada ku saareyno todobaadkii tegey iyo magaalada Muqdisho ayaad waxaad ku maqli doontaan codadkii taageerayaasha u mudaaharaadayay R.W Farmaajo iyo sii joogidiisa, waxaad kaloo ku maqli doontaan codka R. W Farmaajo, Madaxweyne SH. Shariif, Xil. Caasha Axmed Cabdalle, Xil. Dhalxa, iyo godoomiyaha maxkamada Alshabaab ee gobolka Banaadir.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA

Download

HALKAN KU DHAGEYSO MP3

 

Comments are closed.