Dhamaan Akhristayaasha Warbaahinta Laasqoray.NET Waxaan Leenahay Ciid Mubaarak “Kulu Caamu Wa Antum Bilkhayr” Ku Ciida Farxad iyo Damaashaad.
Dhamaan Akhristayaasha ku xidhan amaba Jecel Warbaahinta Laasqoray ee ku kala firirsan Daafaha caalamka Waxaan hawada u soo marinaynaa hambalyada Munaasadaba Ciidul Adxada oo ku began Maalinimada Bari oo Taariikhdu tahay 16/11/2010.
Sidoo kale Waxaanu Hambalyada Ciidul Adxada u dira aynaa Umadda Muslimiinta gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Meelay joogtaba Waxaanuna leenahay ku ciida Farxad iyo Reyn Reyn
Dhanka kale Waxaanu Akhristayaashayada ugu bushaareynaynaa Naqshada Cusub ee Warbaahinta Laasqoray loo Sameeyay oo la kow satay Munaasibada Ciidul Adxada oo ah Ciida Ugu Weyn Umadda Islaamka.
Waxaan ilaahay ka baryaynaa in uu Ciidan Ciideeda inagu gaadhsiiyo barwaaqo iyo bash bash iyo caafimaad qab, Waxaanu idin leenahay nagalula ciida Farxad iyo Reyn Reyn.
Xasuusin- Sida aad u aragto Naqshadan Cusub ee Laasqoray.Net Fadlan ka dhiibo Ra’yigaaga adiga oo mahadsan.
Laasqoray.Net
Laasqoray.Net@gmail.com

November 17, 2010 at 1:48 am
CEED WAANAAGSAN DHAAN REER MAKHIR
November 16, 2010 at 9:09 pm
Really, the new Web design is very nice and more organized comparing to the previous one.