Badhan (SPR): Caaqil Cumar Aw-Saciid oo ka mid cuqaasha degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo idaacada bulshada soomaaliyeed (SPR) waraysi gaara siiyay ayaa waxa uu ka warbixiyay halka ay marayaan hawlaha golaha deegaanka ee degmadaasi.
Caaqil Cumar ayaa waxa uu sheegey in ay soo xuleen xubnihii golaha deegaanka ee degmada Badhan isla markaana tiradoodu ay tahay 27 xubnood oo shan ka mid ah ay yihiin haween halka labaatan iyo labada xubnood ee kale ay yihiin rag.
HALKAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII CAAQILKA
SOURCES- SPR
