webmaster@laasqoray.net

Ergooyinka Nabadaynta u jooga Gaalkacayo oo maanta kulmay

Suldaan C/salaam Suldaan Maxamuud oo ka mid ah Isimada Gobolka Mudug ayaa maanta qadasho sharaf u sameeyay dhamaan Isimada iyo Waxgaradka u istaagay dhex-dhexaadinta dhinacyadii ku diriray magaalada Gaalkacyo horaantii bishan aynu ku guda jirno.

Kulanka qado sharafta ah ee uu sameeyay Suldaan C/salaam ayaa waxaa ka soo qeybgalay Isimo, Nabaddoono iyo Waxgarad kale kuwaasi oo ka kala yimid degmooyinka iyo gobolada Puntland.

Halka kasii  Akhriso

Comments are closed.