webmaster@laasqoray.net

Fadlan Wiilkan Dhalinyarada ah ee Dhibaataysan u Caawi Ilaahay Dartiis. (Daawo Sawirro)

Waxa Dhawaan Dalka Kenya La soo Gaadhsiiyay Jaamac Maxamed Jaamac Dhege Juun Wiilkaasi oo Laga Keenay Dalka Somaliya Gaar ahaan Gobolaa Maakhir waxana Asiibay Xanuun aad u Murugo badan oo ka Haleelay Lugta Bidixe, Waxa uu ku soo Hakaday Xeryaha Qaxootiga ee Kenya Halkaasi oo waxba Looga qaban Wayay.

Hada Waxa uu Jaamac ku Suganyahay Dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi isaga oo u Baahan Gar Gaar deg dega ah oo Caafimaad sida aad Sawirka ku Arkaysan waxa Lugtiiisa ka Muuqata Nabar aad u wayn waxana loo Malaynayaa inuu ku Fididoono Qaybaha Kale ee Jidhkiisa hadii aan Laga Gaadhin.

Jaamac Wuxuu ku Dhashay Degmada Xingalool ee Gobolka Hayland isaga oo Dhashay Sanadku Markuu ahaa 1987- Iskuulka Hoose Dhexe wuxuu ku Qaaday Isla degmada Xingalool, sidoo kale Aabihii Dhega Juun waxa uu dhintay Sanadkii 2005- isaga oo ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa

Walaalaha Islaamkka Gaar ahaan Jaliyadaha Maakhir ee Qurbaha waxaanu Ugu baaqaynaa inay Wiilkaasi Yar ee dhibaataysan ay Caawiyaa oo ay Gacan u Fididiyaan.

GalGalanews:- Waxay Isku Howshay inay Si Mudadawacnimo ah Ugu soo Bandhigto Bulshada Sawirada Wiilkaasi.



Ama Maxamuud Geel Qaad:-254722149454

Jaama Feyte La Xidhiidh:-254718302531

254714710794 Wiilka Boga Telefoonkiisa

Maxamuud Geel Qaada oo Gacanta ku Haya Kala xidhiidh

254722149454.

Guudoomiyaha Maakhir Saleebaan Cismaan

Telefoon +254722911171

Maxamed Maxmauud  Cabdi Beerdhige. +254715523150

Aadan Abees La xidhiidh:- +254722355874

Comments are closed.