webmaster@laasqoray.net

Farshaxanka Caanka ah ee Aamin Caamir Muxuu ka yiri Hadalkii Faroole ee ahaa Labo Wasiir baa Nalaga Dhacay.

Farshaxanka Caanka ah Aamin Caamir oo Soomaalidu uga bartay in uu u soo bandhigo Maalinba Waxa ku cusub Saxaada Siyaasada Soomaaliya islamarkaana inta badan toos u abaaro ujeedada dhabta ee ka dambeysay hadalada Siyaasiyiinta Soomaalida ay ka sheegeen Warbaahinta.
Aamin Caamir Wuuxuu Boggiisa uu gaarka u leeyahay inta badan kusoo bandhigaa Muuqaalo Cajab galiyay inta badan Soomaalida Wuxuuna Sawir guud ka bixiyaa hadalada Madaxda Soomaaliyeed ka sheegeen Idaacadaha wuxuu sidoo kale si toosa u cabiraa fikirka dhabta ah ee ay aaminsan yihiin Ashkaasta Siyaasada Soomaaliya isku haya. Sida Dowladda KMG iyo Kooxaha nabad diidka ah ee kasoo horjeeda.


Aamin Caamir wuxuu hadba markaas wax ka qoraa wixii ku cusub Soomaalida hadey noqon lahady dhinaca dhaqanka oo la dhinac maray hadey noqon lahayd diinta oo sidii ay ahayd aan loogu dhaqmin iyo waliba siyaasada oo Si kale loo isticmaalo wuxuuna si weyn toosh aalaba ugu ifiyaa dadka bililiqeysta hantida qaranka Soomaaliyeed, Sida Badda iyo Domainka .So oo dhawaan Ragg Soomaaliya iibsadeen.

Markan Wuxuu Boggiisa Aamin Caamir kusoo daabacay qormo Xiiso badan oo badi soomaalidu aad ula dhaceen taas oo ka turjumaysa Sifaha ama tilmaaha Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Wuxuuna leeyahay Faroole ma uusan diidanayn Wasiirada uu laha waa nalaga dhacay basle wuxuu u jeeday oo uu diidana Raysal Wasaare Farmaajo baroortu arigaga ka weyn

Laasqoray.Net
Laasqoray.Net@gmail.com

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

4 Responses

  1. heedhe boowayaal wiilkan faroole waa waa doofaar
    isagaa dabka shidaahya bal maqla khudbadii ciidka uu jeediyey dadbuu meel uga dhacaahyaa isaga ka cilmi badan

  2. raga bogan wax ku qoraa ma oran karo reer laasqoray oo magaca uun bay wataan hadaanu nahay reer laasqoray iyo werengeli na nama metelaan oo rag dire diraale wada oo dhab aan ka hadlini beel dhan ma metelaan
    haduu faroole diidey ina farmaajo waanu ku raacsanahay waayo waa inqilaab soomaliya lagu sameeyey oo ragii maxaakimta isku sheegi jirey ay wadaan aakhir kana qabyaaladi hoos kaga laabantahay
    amiin camir na yuu naga dhigin dad labo qof ah sida dadkuu kadhashay oo xamar labo aqal kule beel weenta harti soomaliya oo dhan baanu degnaa oo dad ilaahay baladhiyey baanu nahay oo xoogaa dhinac u go,a sida isaaq manihin

  3. warsan galigii waawaashay faroole baa madaxa ka qabtay wax ay ugu caraysan yihiina lamayaqaan cajiib waxaa layiri warsan gali kuna dili mayo cidna kaa celin mayo macnaheedo waa haduu kaa soohorjeeda wax ku yeelimayo haduu kula jirana wax ku tari mayo

  4. warsangeli miiyaaaaaaaaaa faroole