webmaster@laasqoray.net

Gudoonkii Maakhir oo la Kumay Madaxda Hay’adda ECOTERRA

Bosaso:-Gudoomiyaha Barbaarta Maakhir ee dalka Kenya Jaamac Ayaanle Feyte ayaa la Kulmay Madaxa ugu Sareeya ee Hay’addaECOTERRA kaasi oo Xafiis ku Leh dalka Kenya Gaar ahaan Nairobo, Labadan Masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo Xoojin lahaa xidhiidh qota dheer oo u dhexeeyay Hay’addan iyo dadka Maakhir taasi oo Sagaashamaadkii Deeq Macaawimo ah oo aad u badan Gaadhsiisay Deegaanka Maakhir.

Warkii oo dhameystiran halakan ka akhriso

Comments are closed.