webmaster@laasqoray.net

Hadalkii Madaxweyne Siilanyo iyo Waraysi aan layeelanay Keyse Cabdi Yuusuf Xoghayaha Arimaha Difaaca ee SSC (Dhagayso)

Laascaanood (SPR) - Idaacada Somali Public Radio waxa ay xiriir la samaysay masuuliyiinta labada dhinac ee dagaalku dhexmaray. Waxaana waraysiga ka gaabsaday labo wasiir oo katirsan Somaliland, Axmed Cadami Wasirka Gaashaandhiga, iyo wasiirka Warfafinta Xaabsade. hase ahaatee waxaan ku kaaftoomaynaa hadalkii Siilaanyo ee ku aadaana dagaalka Maanta

Download ama Halkan

Sidoo kale Halkan ka dhagayso waraysi aanu layeelanay Keyse Cabdi Yusuf oo ka waramaya dagaalkii maanta dhexmaray iyaga oo ah SSC iyo ciidamada Somaliland

Download ama Halkan

Comments are closed.