webmaster@laasqoray.net

Hanbalyo iyo bogaadin- 26ka Juun

Bahda LaasqorayNET ayaa waxay dhamaan umada Soomaaliyeed oo meel walba aduunka ka joogta u direysaa HANBALYO IYO TAHNIYAD tii ugu wacneyd sanad guuradii 51aad ee Guurkii Gumeystii, kala qeybshihii, duleeyihii Saanka cadaa ee Imbaradooyidii Ingiriiska oo sanadkii 1960kii ka guurtey Goboladii la isku oran jirey British Somaliland Proctate and Warsangeli Sultanate and Accupied territory.

Goboladaasi oo maanta ay u tahey FARXAD iyo Damaashaad iyadoo aanu leenahey Allow nagu gaarsii sanad guuradeeda kale Barwaaqo iyo NABAD WAARTA, Horumar iyo Midnimo waarta.

 

Comments are closed.