webmaster@laasqoray.net

HANBALYO MEHER- MUDANE CALI MAXAMED BULXAN IYO FAADUMO CABDI MOHAMED BIDAARE OO MEHERKOODU KA DHACAY USA 5TH DEC 2010

Dhamaan dadka hoosta magacyadoodu ku xusan yihiin ayaa waxay Hanbalyo meher u dirayaan Boqorka Cali Maxamed Bulxan iyo Boqorada Faadumo Cabdi Maxamed Bidaare oo meherkoodu ka dhacay cariga Mareekanka ama USA taariikhdu markay aheyd 5ta bisha December ee sanadkan 2010ka.

Dadkaas waxaa ka mid ah

Mohamed Garad
Xalimo garad
Kaaho Garad
Safiyo Garad
Racwii Garad
Warsame Garad
Hooyo saynab warsame suldan
xalimo warsame suldan
fadumo warsame suldan iyo ciyaalkeeda
maryan warsame suldan iyo ciyaalkeeda
Fowzia warsame suldan iyo ciyaalkeeda
Hodon warsame suldan
Xabibo warsame suldan
Ahmed warsame suldan
Abdi warsame Suldan
Osman warsame suldan
Maryan Cali Jarik
Maryan Bidaare
Casha Bidaare
Nuux Mohamed Bidaare Iyo reerkisa
Shakir Cabdi-Rahmaan Bidaare Iyo Reerkisa
Degmo Cabdi-Rahmaan Bidaare Iyo Caruurteeda
Nimco Cabdi-Rahman Bidaare iyo Caruurteda
Bashiir Cabdi-Bidaare iyio Reerkisa
Hoodo Cabdi-Rahman Bidaare
Siciid Cabdi-Rahmaan Bidaare iyo Reerkisa
Liibaan Cabdi-Rahmaan Bidaare
Ayaan Cabdi-Rahmaan Bidaare
AbdiFatah Cabdi-Rahmaan Bidaare
Ahmed faras
Luul hassan mahamed
Xalimo ahmed suldan iyo ciyaalkeeda
Amina ahmed suldan iyo ciyaalkeeda
Ahmed cismaan Suldan
Cabdirixman cisman suldan
Malyun abdulahi
Hinda farax
Shamsi cali
maxamed abdi alimax, racwi hassan cade iyo ciyaalkooda
abdrihman aden leylon iyo dhamaan Qoyska Reer Xawar

Dadkaaso kala jooga America, UK, Somalia, Kenya, Imaradka.

Waxaa tahniyad nasoo gaarsiiyey Degmo Cabdi Bidaare oo ku sugan cariga UK

Subscribe to Comments RSS Feed in this post

One Response

  1. Allow ka dhig kuwii isku waara, wiil iyo caano, gabar iyo caano