Hay’ada daryeelka bulshada ee Puntland ayaa gaarsiiyey deeq ka kooban biyo iyo raashin dadka ku nool qaar ka mid ah gobolada Puntland, Somalia,goboladaas oo kala ah gobolka Sanaag iyo gobolka karkaar.
Deeqdaas ayaa wexeey aheeyd mid aad wax u tartey dadka ku noo goboladaas, ayadoo la wada agsoonyahay sameenta xooga leh aay ku yeelatey dadka ku nool goboladaas.
Hay’adu wexeey mudnaanta koowaad siisey in aay gaarsiiso biyo dadka la il daran abaarta aadka u daran ee ka jira degaamadaas.
Deeqdaas raashin iyo biyo ayaa waxaa maalgalinaayey hay’ad Kuweeyti ah oo ka jirta dalka Kuweeyt, hay’adaas ayaa magaceeda la yiraahdaa “African relief committee”.
Hay’ada daryeelka bulshada waa hay’ada ka jirta gobolada Puntlad, Somalia,waxaa la aasasey sanadkii 2009.
Hay’adu wexeey mudnaanta koowaad siisaa agoonta, curyaamada, dadka maskaxdooda aan fiicneeyn iyo hoowlo kalle oo aadami nimo.Abdul fitah Nur Ahmed ( Ashkir)
