webmaster@laasqoray.net

Hay’ada Daarul-Bir oo qeybisey Biyo iyo raashin

Hay’ada daarul bir ayaa wexeey qeybisey deeq dag dag ah oo ka koobneeyd biyo iyo raashin isla markaana u qeybisey dad tabaaleysanaa oo ay wax ka tartay qeybintani.

Deeqdaas ayaa ka timi hay’adaas oo saldhigeedu yahay doowlada U.A.E  wexeeyna ka hooowl gasha cee_gaabo iyo Boosaaso,ma aha mar kii ugu horeeysey oo hay’adaas ka qeeybiso deeqdaas gobolada puntland,balse waxaa ka horeeyey deeqo kalle oo lagu qeeybiyey goboladaas.

Hay’adaas ayaa had iyo jeer mudnaanta koowaad siisa dadka agoonta ah iyo dadka kalle oo tabaaleeysan oo ku nool gobolada puntland.

Ma aha markii ugu horeeysay ee la gaarsiiso deeq dadka tabaaleeeysan ee ku nool gobolada puntlad Somalia.

Hay’ada daarul bir waa hay’ad ka howl gasha Somalia,saldhigeeduna wuxuu ku yaala dalka U.A.E.

Maxamoud Ahmed Geesood

Comments are closed.