Dhahar (SPR): Wafdi balaaran uu hogaaminaayo wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland, mudane Saciid Xasan Shire ayaa maanta si heer sare loogusoo dhaweeyey magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.
Wafdigani ayaa waxaa soo dhawayntooda ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada halkaasi ku dhaqan, oo isugu jira culaamaa’udiin, waxgarad, odayaal dhaqameed iyo waliba saxaafadaha kala duwan ee gobolka ee idaacada SPR safka hore kaga jirta.
Warkii oo dhameystiran halakan ka akhriso
SPR+LAASQORAYNET
