Gaalkacyo (SPR): Wareysi xiiso badan oo aan la yeelanay afayeenka maamulka Gal-Mudug Axmed Maxamuud Xassan “Axmed Baasto” ayaa ka ka warbixiyey ugu horeyn xaalada guud ee maamul goboleedka Galmudug, isla markaana ka faaloodey sababihii loo sameeyey, isla markaana dhagaysatayaasha u sharaxay deegaanada ay ka arimiyaan.
Afayeenka ayaa waxaanu wax ka weydiiney burcad badeeda deegaanada xeebaha gaar ahaan HObyo, sidoo kale waxaan wax ka weydiiney sidoo kale shirkii dib u heshiisiinta beelaha Galmudug iyo PUntland, arimo kaloo badan.
HOOS KA DAALACO WAREYSIGA
HALKAAN KU DHAGAYSO MP3
–
