Wareysigan oo aan la yeelanay Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla oo ku sugan magaalada Muqdisho, iyado ka hadashey qodobo badan oo ay ka midyihiin dowlada federalka, sad qeybsigii wasiirada, iyo haweenka iyo doorkii laga qadiyey.
Idaacada SPR oo Wareysi la yeelatay Xildhinaan Caasho Axmed Cabdalla.
Subscribe to Comments RSS Feed in this post

December 8, 2010 at 2:25 pm
Waxan Salamaya dhaman akhrista yasha website ka iyo maamulkiisa wansgan waxana ku lsamay salanta islaamka oo ah Asalamo calaykum.
intas ka dib waxan aad ugu faraxsanahay sida wanagsan ee ay SPR sida wansan ee ay dadka SOMALIA gaar ahana kuwa Reer puntland ah ay ugu adeegto runtii waxan aad u soo dhowayna Xildhibaanda Aisha Ahmed Abdalle oo had iyo jeer u tagan Heeganka iyo HALKAN sOMALIA E CEELKA LAGU RIDAY SHAGASHAMEEYADII OO RAGA SOMALIYEED EE SIYAASIYIINTA SHEGTAYI AY KU TUUREEN WAXAN LEEYAHAY AISHA ILAHAY HAKULAGARAB GALO HAWLAHA AAD IYO UMDA SOMALIA U HAYSID XILDHIBAANAD