webmaster@laasqoray.net

Iskool laga fulinayo Degmada Baraagaha Qol ee Haylaan

Dhahar) SPR - Dhagaystayaal iyo Akhristayaal, Halkan waxa aanu idin kugu soo gudbinaynaa waraysi gaar ah oo idaacadda Somali Public Radio la yeelatay Mudane Axmed Aadan Gurey oo ah Gudoomiyaha NGO-ga SDC ee mashaariicda ugu badan ka fuliya deegaanka gobolka Sanaag.

Waraysigan oo xoogga saaraya mashaariicda Haatan kasocoto gobolka oo ah dhismayaasha dugsiyada waxbarasho ee kasocda magaalooyinka Daara Salaam, Baragaaha Qol, Sibbaayo, Booda, iyo magaalooyin kale ayaa halkan aan idin kugu soo gudbinaynaa:

Dhagayso:Download

Daawo Sawiradda Iskuulka Degmada Baragaaha Qol oo ay waddo Hay’adda SDC

Iskuul__1

Iskuul__2

Iskuul__4

Iskuul__6

Iskuul__7

Iskuul__8

Iskuul__9

Iskuul__3

Xigasho SPR

Comments are closed.