Kampala: Dhamaan Qaybaha Kala Duwan ee Jaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Uganda ayaa waxay tahniyad Meher u dirayaan Mudane: C/kariim Maxamed Xasan iyo Murwo: Ayaan Salaad Guul oo Meherkoodu ka dhacy Magaalada Kampala ee Dalka Uganda Maalintii Axada ee aan soo Dhaafnay. 20 March 2011.
Dadka Tahniyada diraya.
C/qaadir Jamac Maxamed Kaarshe
Cisee Cartan Ismaaciil
Axmed Digaale
C/laahi Yuusuf Cilmi Ilkacase
Axmed Bulshaale
Haaruun C/ Bulshale
C/risaaq Dhaanto
C/kariim Cunkushe
Xasan Cunkaashe
Maxamed Soomaali
Axmed Nuur Waal
Eng: Maxamed Maxamud Gees
Mukhtaar C/salaam Jeeg
Axmed Maxamud Jamac Aar
Maxamed xasan Ruush
Maxamed c/ Shire
Axmed Weli Guure
Cumar Daahir Cali
Cismaan Ismacil Cisman
Axamed ibraahim Garsef
Axmed Shire Maxamed
Shekh Ahmed C/naasir
Sidoo Kale waxaa Tahniyad taa la mid ah ay naga soo Gaadhay Akhyaar kale oo Badan oo ku Sugan Magaalooyinka Badhan, Ceerigaabo, Bosaso, Hargaisa iyo Weliba Dalal kale oo ku Yaala Qaarada Yurub iyo Maraykanka.
Dhamaan dadkan waxay leeyihiin Noqda kuwii Isku Waara Ubad khayr qaba kala hela Gurigooduna Raago Mudane: C/kariim Maxamed Xasan Gufure iyo Murwo: Ayaan Salaad Guul.
Guul Iyo Barwaaqo iyo Ubad Khayr Qaba.
Aaamiin Aaamiin.
