webmaster@laasqoray.net

Jaamaca Alnuur ee Dhahar ayaa albaabada loo furey

Jaamaca Alnuur ee degmada Dhahar ayaa albaabka loo furey isla markaana salaadii jamaaca ee ugu horeysey lagu tukaday Jimcihii hada ina soo dhaafey iyadoo dadweynaha reer Dhahareed ay soo dhoweeyeen furitaanka Jaamaca Alnuur oo in mudo ahba la dhisayey isla markaana noqon doona jaamaca ugu balaaran ee degmada Dhahar.

Allah Abaal ha ka marshee culumadii ka hadashey maalintii jumcaha ugu duceyeen dadkii ka qeyb qaatey dhameystirka Jaamaca Dhahar iyadoo ay dad badani ka qeyb qaateen.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKII OO DHAMEYSTIRAN

Download

 

LaasqorayNET+SPR

Comments are closed.